Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah

Maalmaha isbuuca iyo bilaha af soomaali ah Maalmaha isbuuca af somali sida loogu yaqaano halkan ayaad ka akhrisan kartaa. waxaa laga soo qaaday buuga barashada af soomaaliga asoo PDF ayaad halkan ka heli kartaa.Buugga-ila-baro-Soomaaliga Waxaa loo tarjumay afka carabiga dhamaan ereyada maalmaha iyo bilaha iyo sanadaha iyo waqtiga guud ahaan. Af somaliga waa af hodan […]
Tusaalaha tarjamada Carabiga iyo Soomaaliga

Qaabka loo tarjamo hadalka waa arrin u baahan aqoon dhinac walba. Ereyga marka la tajumayo waa in aqoon oo leeyahay macnaha uu yahay iyo macnaha uu weerta kaga jiro. Illeen ereyga wuu isbaddalaa mararka qaarkooda marka uu weer kale galo. sidoo kale waxaa daruuri ah qofka inuu garanayo garaamarka iyo cilmiga balaaqada. Waxaa kaloo la […]
Baxnaano maxaa loola jeeda afka soomaaliga

Dowladda federaalka soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc lagu magacaabay baxnaano. mashruucaas oo loogu gargaari doono dadka danyarta ah ee soomaaliyeed oo dhibka kasoo gaaray faafidda cudurka corona virus. kalmadda baxnaano oo af soomaaliga macne qadiin ah ku leh dad badan oo soomaali ayaan garanaynin macnaha ay leedahay kalmadda baxnaano. Ka dhursugidda wax sida ay ku dambeeyaan. […]
Daawo nin cadaan oo Af-soomaali ku hadlaya

Daawo nin cadaan oo Af-soomaali ku hadlaya Afka soomaaliga oo ka mid ah afafka ugu quruxda badan dad badan ayaa afka soomaaliga barta dunida meel walba. jaamacado badan yaa laga bartaa afka soomaaliga. dadkaas waxaa ka mid ah carab iyo cadaanba. muuqaalkan waxaad ka daawanaysaa nin cadaan ah oo af soomaali ku hadlaya: […]
Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso

Hodan Naleye Video warka Af-soomaali ay ku akhrinayso Hodan Naleye iyo Ninkeeda iyo dadka kale lagu laayay soomaali gaar ahaan Kismaayo, ma aha qorshe yar, ee waa qorshe aad u weyn weyn. marka aad u laabato Hodan Naaleye hadaladeeda iyo fikirkeeda waxay ahayd gabar soomaaliyeed dareentay qiimaha dalkeeda, waxaad dareemi kartaa siday u jeclaatay dadka […]
Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me Buugga ila baro Soomaaliga waa buug loogu talaggalay Af soomaaliga in lagu barto, waa buug qaab casri u qoran, buuggan wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga, waa buug wato casharro sawiro leh, sidoo kale naxwaha soomaaliga ayaa la socda. Sidoo kale buugga […]
Macnaha Ramadan English ahaan iyo Soomaali

Macnaha Ramadan dad ayaa isku dayay magaca inay kasoo saaraan waxyaalo macne oo fiican leh Ra’da waxay kasoo qaadeen in laga soo gaabiyay ereyga English Remember oo macnihiisu yahay xusuuso. A’da waxaa laga soo gaabiyay Magaca Allaah Ma’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga engilishka Mornig oo laga wado Aroortii A’da waxaa laga soo gaabiyay ereyga […]
