Kitaabka Naxwaha Ajruumiga oo dhan Arabic Grammar

شرح متن الآجرومية باللغة الصومالية SHARAXA KITAABKA NAXWAHA AJRUUMIGA Arabic Grammar For Beginners Based On Al-Ājrūmīyyah Kitaabka naxwaha Ajruumiga waa kitaabka laga bilaabo marka naxwe la baranayo waa kitaab aad u fudud qofkii fahmo kutubta kale naxwaha inuu fahmo sahal ayay u noqonaysaa. Halkan kala soco duruusta kitaabka ajruumiga oo la fududeeyay oo loo sharxay […]
Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator

Tarantulas Arabic to Somali – Arabic Translator Somali Arabic Translator, tarantulas Arabic to Somali Afka carabiga waa af aad u ballaaran marka af soomaali lagu tarjumayo qofka wuxuu la kulmaa dhibaatooyin fara badan. Waxyaalaha ugu caansan oo dadka ay ku qaldamaan waxaa ka mid ah labka iyo dhedigga. Afka carabiga wuxuu leeyahay lab iyo dheddig […]
Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga Halkan waxaad ka baranaysaa magacyada loo yaqaano midabyada afka ingiriiska iyo af carabiga, jadwalka soo socda ayaad ka arkaysaa iyagoo loo tajumay af soomaali. Enlish Arabic Somali Black أسود madow Blue أزرق buluug Brown بني maarrin / calas Green أخضر cagaar golden ذهبي cawlan / dahabi […]
Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi

Codadka Xayawaanada – Soomaali iyo Carabi Luqadaha marka lagu xeeldheeraado waxaa loo gudbaa meel kasii fog wada hadalka caadiga ah, waxaa soo galaya dhawaaqa u gaarka ah nooleyaasha qaar, inkastoo afafka badankooda aysan arrintaas si xoog u eegin haddana af soomaaliga wuxuu ka mid yahay afafka daneeya sida carabiga oo kale, xayawaan kaste codkiisa inuu siiyo […]
Fadliga barashada Afka carabiga xaga diinta islaamka

Fadliga barashada Afka carabiga xaga diinta islaamka Guud ahaan barashada afafka waa wax aad u fiican, maxaayeelay qofka yaqaana afaf badan wax badan ayuu ogaan karaa, dhaqamo badanna wuu arki karaa. Afka carabiga wuxuu leeyahay arrin u gaar ah oo xeeldheer, waa luqadda Quraanka kariimka iyo sunnada nabawiga sharafta badan, wuxuuna ahaa quraanka kariimka mucjisada […]
Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo

Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo Su’aasha: Waan idin salaamay bahda daruur. Ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin Allaha idinka siiyo howsha aad dadkiina u haysaan. Waxaan qabaa su’aal. Waxaan ahay muwaadhin qurbaha ku nool, waxaana ahay darawal ka shaqeeyo gaadiidka xamuulka qaada oo inta badanaa firaaqada ayaa igu yar, waxaana doonayaa inaan […]
Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me Buugga ila baro Soomaaliga waa buug loogu talaggalay Af soomaaliga in lagu barto, waa buug qaab casri u qoran, buuggan wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga, waa buug wato casharro sawiro leh, sidoo kale naxwaha soomaaliga ayaa la socda. Sidoo kale buugga […]
