Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay

Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay halkaan ka ogow siina gudbi

Mallayga Mackerel 8 faa'ido caafimaad uu leeyahay
Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay

 

1- cudurka kansarka ayuu la dagaallamaa.

2- hormoonka jirka ayuu si fiican u nadaamiyaa.

3- dhiigmareennada ayuu jilciyaa.

4- wuxuu reebayaa cholesterol-ka xun inuu dhiigga dhex galo wuxuuna reebayaa xinjiroobidda dhiigga.

5- difaaca jirka ayuu adkeeyaa.

6- xubnaha jirka daciifka ah ayuu xoog siiyaa.

7- madax-xanuunka daran ayuu daawo u yahay iyo xanuunka kalabaxyada lafaha .

8- maskaxda ayuu xoojiyaa Naagaha ilamaha nuujiya iyo kuwa uurka leh inay badsadaan ma aha cuniddiisa waayo dhibaatooyin badan ayuu u keeni karaa ilmaha uurjiifka ama kuwa naasnuugga .

 

Malayga shoodaha iyo kan dabiiciga keeba fiican

Waxtarka qubada xaga awooda raganimada

 

Find out 8 health benefits of Mackerel here and share them

1- It fights cancer.

2- It regulates the body’s hormones well.

3- It softens the blood vessels.

4- It prevents bad cholesterol from entering the blood and prevents blood clotting.

5- It strengthens the immune system.

6- It strengthens weak body organs.

7- It is a medicine for severe headaches and bone pain.

8- It strengthens the brain. Breastfeeding and pregnant women should not eat it in excess because it can cause many problems for the fetus or nursing baby.

Leave a Reply