Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay
Amin arts Kenya mar kale sawir kasoo saaray
wuxuu ka dhigay dooli oo xadi rabo badda soomaaliya.
sida la og yahay rag ayaa u saxiixay Kenya badda soomaali .


ragaas waxay ku jiraan maamulka sare ee dowladda soomaali.
ilaa iyo hadda arrinta badda waa laysku haystaa.
dal kaste dadkiisa ayaa ilaashan kara.
amin arts hadda kahor sawiro badan ayuu kasoo saaray.
ila eega maanta xaal;ka siduu yahay.
Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland
Amin arts Kenya has once again released a picture
he has made a rat that wants to steal the Somali sea.
as is known, men have signed for Kenya the Somali sea.
these men are in the top management of the Somali government.
until now the issue of the sea is still disputed.
every country can protect its people.
amin arts has released many pictures before.
look at the situation today; how is it.
