Categories
Bulsho Society News

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka Sida la og yahay qorrax madoobaadka wuxuu ka mid yahay aayadaha Alle usoo diro addoomihiisa si ay digniin u qaataan, wuuna ku cabsigaliyaa, sida xadiiska saxiixa ah kusoo aroortay. Qofka msulinka waxaa laga rabaa marka uu arko arrintaas inuu Ilaahay u laabto oo uu towbad keeno sidoo kale waa inuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar qaraabo aan nahay ayaa i jecel ila taliya

Su’aasha: SC wan idin salaamay aniga waxan ahay wiil dhalinyar ah waxaan jiraa 24 sano, waxaa jirta gabar yar aan qaraabo nahay oo aad iiga heshay, taasna ma qarsoona wejigeeda ayay ka muuqataa iyo qaabka ay iigula hadasho sido kale waxan arkay sidey igu soo dhowaanayso mar waxay igu tiri sheeko ayaan ku hayaa laakin […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag ayaan ku riyooday anoo u tagayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo u tagayo naag ajnabi iga ah oo aanan garanaynin aniga waxaan ahay nin doob ah markaan naagtii u galmooday hooyadayda ayaa i aragtay way qosleysay markaas ayaan aaday anigana isla naagtii ayaan u laabtay waxay ahayd naagta mid aad u qurux badan waan rabay u tago o hooyadayda iga tagto […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia Sawiro wiilal iyo gabdho soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay jaamacadaha dalka. Soomaalida waayahan aad ayay ugu soo bateen jaamacadaha inay wax ka bartaan. wiilal iyo gabdho badan ayaa ka baxaya dhamaan jaamacadaha soomaaliyeed. waagii hore sidaas ma ahayn xataa markii ay jirtay dowladda Siyaad Barre. marka waxaa la rabaa in lagu dadaalo […]

Categories
Bulsho Society Fatwada Sharxidda Axaadiista

Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka. qofka marka uu rabo  xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco. Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas: عن ابن عباس – رضي الله عنهما – قال: قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: “لو أن […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Su’aasha: Asc wll Walal waxan ahay Xaasle goor dhaw guursday hadana uur loo leeyahay balse xalay waxan ku riyooday anoo xaas labaad guursaday hadana ku faraxsan xaaskeygna ay raali iiga tahay waxana guursaday naag qurxoon aan somali laga helin. Jawaabta: Qofka hadduu riyo ku arko asoo naag labaad guursanayo waxyaalo badan ayay noqon kartaa, laakin […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda

Islaamka muxuu ka qabaa qabyaaladda Markaad akhriso nusuusta soo socota aayado iyo axaadiis ka kooban waxaad ogaanaysaa in qabyaaladda aysan waxba tarin, kaliya qofka in diintiisa ay wax u tarayso, islaamka wax badan ayuu qofka muslin ku booriyay. Midnimada ayaa lagu dhisi karaa umad,  qabyaalad wax baa lagu dumiyaa, Islaamka aad buu xoogga u saaray […]