Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya

Macalinka jaamacada oo aad iiga weyn ayaan jeclahay ila taliya Su’aasha: asc walaalayaal dhib ayaa i haysta waxan jeclaaday nin aad iiga weyn wuxuu iga weyn yahay ku dhawaad 15 sano oo kale si daran ayaan u jeclahay anigana hada ayaan ardayad ahay oo jaamacad dhigata, ninkaas waa macalinka jaamcada ii dhigo maskaxdayda kama baxo […]
Gabar adeer dhalay ayaan jeclahay iyadana ma oga

Su’aasha: scw arday baan ahay waxaa iyadana iskuul ila dhigata gabar adeerkeyga dhalay aniga aad ayaan u jeclahay iyada ma oga umana sheegin markaan la kulmo aad baan u cabsadaa xataa wax yar markaan u shegayo waan jareeyaa, talo i siiya waxaan rabaa inaan guursado iyada ay ii jeclaato saan iyada u jeclahay mahadsanidiin. Jawaabta: […]
Gabar aan jeclaa baa leyga guursaday

Su’aasha: Asc daruur gabar aan jeclaa baa leyga guursaday gabarta aad ban jeclaa iyadoo yar baan is baranay 100% 100 ayan jeclaa iyada sidokale 2 sano ban xiriir aad u fcn laheen lkn khadka ayan iska baranay walina isma arag anigana dibada ayan jogaa iyadana wadankii ilaa hada oo laqabo wan jclhy iyadana sidokale talo […]
Wiil xiriir naga dhaxeeyo aan jeclahay sidan buu u dhaqmaa ila taliya

Su’aasha: Walaal waxaa jiro wiil xiriir naga dhaxeeyo wiilkii wan jeclahay asna sido kle marka asi mashaqeeyo ischool wuu dhameeyay jamacad ayaa udhiman eedadiisa ayaa guriga utaliso jamacad ayaa kugaynaa ayee dhahday hye markuu dhahay lkn asi inya inoo kagalo marawo yurub ayuu rawaa lkn ayada inta ayee larabtaa ani xitaa sido kle markii loo […]
Waxan ahay gabadh 22 jir ah walwal iyo kalsooni la’aan aan isku arkay

Su’aasha: Asc wllo waxd talo igasiisan dhib iheystaa tasoo ah wll waxan ahay inan ama gabadh 22 jir ah xaalada waxn isku arkay mudo lagajoogo sanad markn xidhiidh lasameyo wiil waxn daremaya cidhiidhi kalsoni la,an walwal an ka baqayo inan qofka wayo an jeclado ama yanan jeclan markaste isku dhacayaga aniga usababa burburiya xidhiidhkyga waxnkle […]
Qofkaan la shekaystaba wan ka xiiso dhacaa

Su’aasha: Ascw walal waxan ahay gabar 20 meyada ku jirta waxan isku arkay ninwalbo oo an la shekeysto xisihiisa wuu iga dhamada oo qalbiga aya iga soo xirma oo qofki markan 2 malin la shekeysto wuxu yahay ban kuso ogadaa kadibna wan ka gaabiyaa inta ugu badan ragga iyagaa xiriir iga cod sada ma sheegi […]
Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco. Jacaylka waa dareen ninka uu ka dareemo gabadha xageeda ama iyada ay dareento. Qofka marka uu qaangaaro wuxuu suuraysanayaa inay gabar jeceshay Jacaylka waxaa ku imaanaya si kedis ah oo culus waxaa laga yaabaa inuu jeclaado gabar deriska ama qaraabada haddii aabbihiisa […]
