Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig

Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig Maanta waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh ka mid ah culimada mad’habka imaam Shaafici ee soomaaliya Waa Shiikh Cusmaan Sh Cumar Sh Daawuud Culusow Sheekha Ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa sheekh caan ah oo lagu bartay akhriska kutubta diinta. Wuxuu soo saaray arday iyo xer aad u […]
Imisa nabi ayaa carab ahaa

imisa nabi ayaa carab ahaa Waxaa lays weydiyaa meeqa nabi ayaa carab ahaa ? Nabiyada carabta ahaa quraanka waa lagu sheegay sida aayadahan ku cad: Alle wuxuu soo diray rusub badan wuxuu u waxyooday nabiyaal badan, tiradooda dhabta ah Alle kaliya ayaa og qaar quraanka ayaa lagu sheegay qaarna laguma sheegin sida Alle yiri: وَلَقَدْ […]
Forty Hadith of Al-Nawawi in one video translated to Somali

Forty Hadith of Al-Nawawi in one video which translated to Somali language The whole book has translated into Somali language in one lesson. Time: 1 hour and 15 minutes You can learn the forty hadiths very easily. This benefits students of knowledge who speak Somali language This is the first time that the forty hadiths […]
Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay

Afarta nabi oo is dhalay iyo anbiyada dhashay Afarta nabi ee is dhalay waa arrin quraanka lagu sheegay, waxaa kusoo arooray aayado quraan ah, afartaas nabi (naxariis iyo nabadgalyo korkooda ha ahaatee) waa sidan tan: Afarta Nabi is dhalay 1- Nabi Ibraahiim عليه السلام 2- Nabi isxaaq عليه السلام […]
Imisa Nabi ayaa jiray oo Alle waxyi kusoo dejiyay

Imisa Nabi ayaa jiray oo Alle waxyi kusoo dejiyay Su’aasha: scw waxaa rabaa inaad iga jawaabto imisa nabi ayaa jiri jiray oo Ilaahay waxyi kuso dejiyay, quraanka ama xadiiska ma lagu sheegay inta nabi oo Alle dadka usoo diray, fadlan waxaan rabaa jawaab faahfaahsan oo ka jawaabaysa su’aasha ah imisa nabi ayaa jiri jirtay? Jawaabta: […]
Cilmiga fasirka riyooyinka iyo kutubta ugu muhiimsan

Cilmiga fasirka riyooyinka iyo kutubta ugu muhiimsan Su’aasha: Waan salaamayaa dhammaan hawlwadeennada webka Daruur.com. run ahaantii webkani wuxu noqday qayb noloshayda kamid ah cilmi badanna waan ka faaiiday allah baa mahadleh kadibna hawlwadeennada. Wll su aashaydu waxay tahay fasirka riyooyinku ma cilmi si gaar ah loo bartaabaa mise waa hibo ilaahay uu siiyo qayb kamid […]
Culimadu markay axaadiista rasuulka scw fasirayaan maxay udhahaan “aw kamaa qaal”

Su’aasha: Walal culimadu markay axaadiista rasuulka scw fasirayaan maxay udhahaan “aw kamaa qaal” ama “calaa macnal xadiith” iwm. Jawaabta: Ereyga أو كما قال ama على معنى الحديث waxaa la adeegsadaa qofka marka uusan xifdisnayn ereyada xadiiska nabawiga oo nabiga (SCW) laga wariyay, wuxuu diidayaa inuu ereyo soo arooriyo oo uusan nabiga (SCW) dhihin, marka wuxuu […]
