Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

Sawiro wiilal iyo gabdho soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay jaamacadaha dalka.

Soomaalida waayahan aad ayay ugu soo bateen jaamacadaha inay wax ka bartaan.

wiilal iyo gabdho badan ayaa ka baxaya dhamaan jaamacadaha soomaaliyeed.

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia
Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

waagii hore sidaas ma ahayn xataa markii ay jirtay dowladda Siyaad Barre.

marka waxaa la rabaa in lagu dadaalo dhismaha dalka.

in laga faa’ideysto dhalinyarada hadda soo baxay.

 

Photos of Somali boys and girls graduating from the country’s universities.

Somalis have recently increased their number of students studying at universities.

Many boys and girls are graduating from all Somali universities.

In the past, this was not the case, even during the Siyaad Barre government.

So, efforts must be made to build the country.

To benefit from the youth who have just graduated.

Leave a Reply