Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Sida la og yahay qorrax madoobaadka wuxuu ka mid yahay aayadaha Alle usoo diro addoomihiisa si ay digniin u qaataan, wuuna ku cabsigaliyaa, sida xadiiska saxiixa ah kusoo aroortay.

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka
Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Qofka msulinka waxaa laga rabaa marka uu arko arrintaas inuu Ilaahay u laabto oo uu towbad keeno sidoo kale waa inuu fahmaa awoodda Ilaahay, diinta islaamka waxay jideysay salaad gaar ah oo lagu magacaabo  salaatu alkusuuf صلاة الكسوف in la tukado, sida sunnada kusoo aroortay nabigana (SCW) waa tukaday.

Muuqaalkan waxaa lagu qaaday sacuudiga subaxdan waxyar kahor maanta ay taariikhdu tahay  26-12-2019

qorraxda oo soo baxayso

wuxuu muujinayaa qorraxmadoobaad cajiib ah oo sanadkan lagu kahtimay

halkan ka daawo muuqaalka.

Qoraxda jirka maxay u tartaa goormayna jirka madoobeysaa

As is known, the solar eclipse is one of the signs that Allah sends to His servants to warn them, and He warns them, as revealed in the signed hadith.
A Muslim is required when he sees this to turn to Allah and repent, and he must also understand the power of Allah, the Islamic religion has allowed a special prayer called Salatu al-Susuuf to be prayed, as the Sunnah has revealed, and the Prophet (PBUH) prayed it.
This video was taken in Saudi Arabia this morning, shortly before today, 26-12-2019
the sun rising
shows a wonderful solar eclipse that was observed this year
watch the video here.

 

Leave a Reply