Naago Japanese ah ayaan ku riyooday

Su’aasha: Waxan ahay wil ilma hore u jogan hadana nag qudba siro ku qawo riyadeydana waaa tan……..Waxan ku riyooday anoo nago japanese ah la joogo oo mid ayaga ka mid ah aan rawo ina la hasawo waxa safar ka imaneso gabadhi aan qudbasirada ju qabay oo tuhun ku jiro marke imado waxe arkee anoo nagti […]
Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale

Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale Riyada: asc wrbrk wallo waxn kuriyoday anigu gabadh lala guursaday ooyaysa la joogo arooski ninkeda kadibna arooski marku dhamadayna gabadhi dishay kawr riyada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato aad gali doonto dhibaatadaas waxay la xiriirtaa jacaylka ninkaaga waxaa dhici karta riyada tan ka horraysa inay xiriir […]
Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Su’aasha: Asc wallo waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday waa maxay riyadasi. Jawaabta: Haddii aad tahay xaas oo aad aragto ninkaaga oo naag kale kula guursanayo waxaa dhici karta riyada inay ka timid waswaas adiga kugu jiro waa haddii aad tahay qof maseyr badan oo ninkeeda ka shakisan inuu naag kale la guursado, haddii […]
Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Su’aasha: Waxan ku riyoday qof caan ah laba mar hal haben qofkan wuxu guur saday gabar aan aqano wan layabay hadane islamarkii waxan arkay gabar kale oo aqan asago oo ladha hayo wuuu qaba wan layabay 2 marba . Thank you Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar farxad leh oo la xiriira […]
Riyada guurka laba gabdhoob

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN MARWALBA HORTA IDINKUUBAA RIYADA UJEEDKEEDA ANAGU WAANSOO GUDBINAA UUNE HADAANU MARKA QAARSOO GUDBINO WAXA QALADA HANALOO DULQAATO WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANOO GUURSADAY OO AROOSA OO DHAMAAN DADKII OO DHANI BUUXAAN OO LA II DUCAYNAYO XOOLAHII LAQALAY OO DUCO BALAADHAN LA DHIGAAYO OO RAASHINKII AY KARINAYAAN DUMAR AAD U BADAN OO […]
Riyada guurka gabar ama hasaawaha

Riyada guurka gabar ama hasaawaha Su’aasho: asc walal mar walba waxan ki tiyooda ninkeyga oo guursanayo gabar marna waa mid aan aqano marna waa mid aan aqoonin ugu dambeytii waxan ku riyooday ninkeyga oo la hasawayo inan yar marka wax ka weydiiyana jawab an habonen iga siinaya. Jawaabta: Riyadan waxaa dhici karta inay tahay riyo […]
Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Su’aasha: Asc wll Walal waxan ahay Xaasle goor dhaw guursday hadana uur loo leeyahay balse xalay waxan ku riyooday anoo xaas labaad guursaday hadana ku faraxsan xaaskeygna ay raali iiga tahay waxana guursaday naag qurxoon aan somali laga helin. Jawaabta: Qofka hadduu riyo ku arko asoo naag labaad guursanayo waxyaalo badan ayay noqon kartaa, laakin […]
