Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan

Gabdhuhu markay hal mar galmo xaaraan ah sameyan maxay ugu dhiiranaadan Su’aasha: Maxay tahay sababta ka dambaysa gabdhaha badankood hal mar markay galmo xaaraan ah sameeyan inay marar kale o farabadan sameeyan ugu dhiiranaadan Jawaabta: Qofka marka uu hal mar dambi ku dhaco inta badan wuu sii wadayaa Maxaayeelay shaydaanka ayaa usii qurxinaya dambiga. Sidoo […]

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada

Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada Su’aasha: Waxaan qaataa daawada tb waxaan su aaalay doctorkii wuxuu igu yidhi wax saamayn ah kuguma yeelanayso inaad galmo samayso Ani laftaydu waan akhriyay qoraalo badan oo ku saabsan wali ma arkin doctor sheegaya in la iska ilaaliyo galmada Bal waxaan arkay doctor leh sababta loo diiday […]

Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Qof addoonteyda ma u galmoon karaa?

Su’aasha: Inkastoo waqtigan aysan jirin is adoomeysi dadka dhexdiisa hadana waxaan culuma badan ka maqlay markay xadiisyada warinayaan in ay dhahaan ha u dhawaanina intaan ka ahayn xaasaskiina iyo adoontiina marka waxaan rabay hadaad cilmigaas igu dhaantaan inaad iisheegtaan waagii hore ninku haduu addoon lahaa wuxuu rabo miyuu ka sameysan jiray jwb deg deg ah […]

Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin

Haweenka sidan bay ugu kala duwan yihiin raaxada sariirta

Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin Su’aasha: Daruur wan idin salmay webkina ad ban ugu faraxsanahay sida quman o cilmiyasan ad su’alaha uga jawabtan, wasmada siilka dumarka suniga iyo fircooniga isku raxo miyaa, waxan maqlay hablaha suna gudka aya ka raaxo badan kuwa firconiga  nagaaga malaga yaba inay raaxada wasmada kukala duwn yihin […]

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay? Su’aasha: Wll galmada ( wasmada) ugu raaxada badan ee dumarku ku qanci karaan maxay noqon kartaa ma jiif jiifka ma istaaga, ma gadaal marka, mise waa tan jilba fadhiga bal ii faa’ideeya bal. Jawaabta: Raaxada galmada waxay u noqonaysaa fikirka qofka iyo dhaqanka uu […]

Ninkii galmo ku dhinta naagta maa sabab u ah

Ninkii galmo ku dhinta naagta maa sabab u ah

Su’aasha: Walaal haduu nin isagoo naagtiisa u galmoonaayo uu galmadii darteed nafta kaga baxdo, naagtaas ma loo heystaa dhimashada ninkaas maxaysa tahay xukunkeeda. Jawaabta: Galmada caadi ahaan ma aha fal dil keenaya, haddii qof ku dhinto galmo taas macanaheeda ma aha in la dilay, laakin haddii galmada ay la socdaan waxyaalo keeni kara dil sida […]

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Labeebshe hadii loo galmoodo ma xaaraan baa?

Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa qof labeebshe ah oo labeebnimada ku dhashay hadaan u galmoodo si aan biyaha iskaga bixiyo ma dambi baa maxaana iga soo gaari kara. Teda kale qolyahan gaalada ah waxaan arkaa ayagoo u ololeeya dadka qaniisiinta kuwaasoo ay ku leeyihiin inay xuquuq u leeyihiin sida naagta oo kale loona galmoon karo. Mida […]