Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga

Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga

Dad badan waxay sheegeen inay ku arkeen magaalada Jigjiga qorraxda oo ku dhex jirto jeegaan zero ama wareeg hoos oo kale ah, dadka qaar waxay dhaheen qorraxda ayaa soo dhowaatay waana calaamad ka mid ah calaamadaha qiyaamaha. Laakin run ahaantii arrintaas waa arrin jirto waxaana loo yaqaanaa هالة الشمس (Solar Halo) waxaana keenaya daruuro badan […]

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa'idaa

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa Su’aasha: ASC Wll waxaan rabaa inaa muuqaalka uga hadasho qorax Qoraxda maxay tahay maadooyinka& fitiminida ay soo deeyso Ma jiraan waqti jidhka aan u wanagsaneenin in loo dhigto Gorma ayuu u wanaagsan yahay qofka in uu jidhka udhigo, qof kasta ma u fiican yahay. Jaza-kallaahu kheyrat bahda […]

Qoraxda jirka maxay u tartaa goormayna jirka madoobeysaa

Qoraxda jirka maxay u tartaa goormay jirka madoobeysaa

Su’aasha: Asc walaal mudo 8 bilood ah qorax ismaa nan arag habeenkii ayaa bixi jiray maalintii waan jiifi jiray marka taas dhib miyey lee dahay Qofka bini aadamka ah ilaa maalintii intee ayuu qorax u baahan yahay qoraxdana maxaa laga helaa tan kle ninka raga ah qoraxda jirkiisa awood miyey sii saa qoraxda dadka madoobayso […]

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka Sida la og yahay qorrax madoobaadka wuxuu ka mid yahay aayadaha Alle usoo diro addoomihiisa si ay digniin u qaataan, wuuna ku cabsigaliyaa, sida xadiiska saxiixa ah kusoo aroortay. Qofka msulinka waxaa laga rabaa marka uu arko arrintaas inuu Ilaahay u laabto oo uu towbad keeno sidoo kale waa inuu […]