Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada Ducada guurka, sida la og yahay guurka kuma soo aroorin duco u gaar ah, laakin qofka guursan rabo Alle wuu weyddiisan karaa waxa uu rabo waayo Ilaahay marka addoonkiisa uu baryo wuu u ajiibaa sida quraanka lagu sheegay. Teeda kale quraanka iyo sunada nabiga (SCW) waxaa […]

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara Su’aasha: Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo […]

Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada

Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada

Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada Su’aasha: ASC wll ruuxa marka u guursado Oo gabadha looso hooyo xaguu kabilabaya sheekada dharka miyay iska wada siibayan qasab miya in 7da Bari galmo la sameeyo habeenka uguhoreeyo se qanacadooda miyay kufilnan karta. Jawaabta: Taas guud ahaan dhaqamada dadka ayay u laabanaysaa, laakin marka aan diinta […]

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya Su’aasha: Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka kacsiga maxaa ka yareynaya, taas gabadho badan ayaa ka sheegta qaar bil ayay sidaas ahaanayaan qaarna sanad way gaarayaan ninka ayaa u sabab ah mala dhihi karaa ama gabadha ayaa sabab u ah? Jawaabta: Taas waxay u […]

Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada

Macnaha ducada galmada Diinta Islaamka dhinac walba ayay tilmaantay oo ka mid ah nolosha muslinka. qofka marka uu rabo  xaaskiisa inuu u galmoodo waxaa sunno ah inuu akhristo duco. Bukhaari ayaa wariyay xadiis ka hadlaya arrinkaas: عن ابن عباس – رضي الله عنهما – قال: قال النبي – صلى الله عليه وسلم -: “لو أن […]