Sida ugu fiican oo diinta loo faafiyo

Sida ugu fiican oo diinta loo faafiyo Diinta Islaamka waa diin xaq oo ku salaysan wanaag iyo naxariis, qofka muslinka oo diinta faafinaya waxaa laga raabaa inuu ahaado qof dadka si wanaagsan wax uga dhaadhicinayo. wuxuu ugu yeeray rasuulka fududeyn iyo khafiifin iyo in laga fogaado ad’adayg, wuxuu yiri: (إنَّ منكم مُنَفِّرِين، فَمَنْ صَلَّى بِالنَّاسِ […]
Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo

Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo Qofka marka aad wax deemiso oo ay ku adag tahay inuu deynta gudo waxaa habboon inaad ka fududeyso ama inaad u dhaafto hadaad ka maarmi karto lacagta aad ku leedahay ajir weyn ayaa laga helayaa arrinkaas axaadiis iyo aayado ayaa tilmaamaya wuxuu yiri Alle: (وَإِنْ كَانَ ذُو عُسْرَةٍ […]
Diinta marka laysku qasbo waxa dhacayo

Diinta islaamka waa diin xaq ah oo ka timid xagga Alle, qofka laguma qasbi karo, maxaayeeley qofkii lagu qasbo gaalnimo ayuu qarsanayaa Allana qof hoos gaal ka ah ma rabo, maxaayeelay waa munaafuq, illeen munaafuqiinta hoose ayay gaalo ka yihiin cabsi darteed ayay u qarsadeen gaalnimada, haddii diinta aad xoog dad ugu qasabto waxaad badinaysaa […]
Naxariista Alle sida lagu helo

Naxariista Alle sida lagu helo Alle naxariistiisa waxaa lagu heli karaa camal suuban sidoo kale in loo naxariisto wax kastoo nool axaadiista ku soo aroortay naxariista Alle lama soo koobi karo sidoo kale aayado ayaa kusoo arooray naxarista Alle. Abuu Hureyra –Ilaahay raalli haka noqdee – waxaa laga wariyay inuu Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo […]
Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta

Alle siduu dambiga uga cafiyo addoomaha iyo fudeydka diinta Alle subxaanahu wataacaalaa wuxuu soo dejiyay diin sahlan oo qofka aan dhib ku ahayn taasna waxaa kusoo arooray aayado badan iyo axaadis badan Alle wuxuu leeyahay – subxaanahu -: (وَمَا جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي الدِّينِ مِنْ حَرَجٍ مِّلَّةَ أَبِيكُمْ إِبْرَاهِيمَ هُوَ سَمَّاكُمُ الْمُسْلِمِينَ مِن قَبْلُ وَفِي هَذَا […]
Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday

Murshidka Iran oo familka Qaasim Sulaymaani booqday Murshidka Iran Cali Khaamina’i oo booqday guriga Qaasmin Suleymaani si uu ugu tacsiyeeyo familka Suleymaani. Wuxuu meesha ku qaabilay Xaaska Suleymaani iyo ilmihiisa. Sawirada waxaa laga qaaday markuu joogay guriga Qaasmin Suleymaani oo lagu dilay magaalada Baghdaad caasimadda dalka Ciraaq. Iran’s Supreme Leader Visits Qasem Soleimani’s […]
Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah

Sawiro kulminaya Suleymaani iyo Nasrullaah Waxaa gowr dhow lasoo saaray sawiro ay isla galeen hoggaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah iyo Jen. Qaasim Suleymaani. oolagu dilay weerar uu qaaday maraykanka. Sawirada waxay tilmaamayaan ninkan kaalinta uu ka cayaarayay Lebanon iyo Suuriya. Suleymaani oo la sheegay inuu yahay ninka ka dambeeya qorshaha Iran inay ku fiddo waddamada carabta. […]
