Categories
News

Daawo wiil afar gabdhood hal mar loo aqalgeeyay

Wiil u dhashay dalka masar gaar ahaan gobilka Qina ayaa hal mar loo guuriyay 4 gabdhood. wiilka waxaa lagu magacaabaa Cumar Cabdoh wuxuuna jiraa 29 sano. qisadan oo noqotay qisada ugu yaabka badan nin hal mar afar naag guursanaya. wiilka oo meelo badan laga waraystay ayaa sheegay inuu u sameeyay arrinkaan marka hooyadiisa ay dalbatay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa

Dhalmada gabadha maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday xaaskayga oo dhashay gabar aad u qurux badan, waxaan bilaabay inaan farxad la ooyo, mana qaabilin qof aan u sheego in Ilaahay gabar fiican igu arsaaqay aadna waan u faraxsanaa, fadlan waxaan rabaa fasirka riyada dhalmada gabadhan quruxda badan maxay noqon kartaa. mahadsanidiin. Jawaabta: Riyadaada waxay […]

Categories
News Sawirada

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay

MD Farmaajo oo Cumaan booqasho ku tagay Suldaanka wadanka Cumaan Suldaan Haytham bin Taariq Aal Saciid oo qaabilay Madaxweyne Farmaajo oo uga tacsiyeenayay geeridii ku timid Suldaanki hore ee Cumaan Suldaan Qaabuus bin Saciid oo geeriyooday muddo badan kaddib markuu xanuunsanaa. Sawirada booqashada Md Farmaajo oo halkan aad ka arkaysid sida loo soo dhoweynayo. Soomaali […]

Categories
Taariikh - History

Taariikhda Murad Wilfried Hofmann

Taariikhda Murad Wilfried Hofmann Murad Wilfried Hofmann wuxuu ahaa nin u dhashay dalka Germany, wuxuu islaamay sanadka 1980-ka , marka hore intuusan si fiican ayuu u akhriyay diinta Islaamka iyo quraanka kariimka. wuxuu yiri: wax kaste diintan ku sugan waa wax caqligal ah. wuxuu kaloo yiri islaamka waxaa lagu xallin karaa dhibaatooyinka caalamka oo dhan. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Beenlowga maxaa lagu gartaa

Beenlowga maxaa lagu gartaa Su’aasha: waxaan rabaa inaan garto qofka been ii sheegaya astaanaha qofka beenta ii sheegaya waa sidee fadlan ii qeexa beenta maxay tahay. Jawaabta: Beenta qofka sheegaya waxaa iska cad yahay beenna waxaa laga wadaa waxa khilaafsan waaqaca waa dhabta ah, qofka beenta sheegaya astaamaha lagu garto waa cabsida iyo shakiga, sidoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Caatanimada maxaa daawo u ah

Caatanimada maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar aad caato u ah, wax jirro ma qabi waxan rabaa inaan is cayiliyo, marka maxaa igu haboon inaan sameeyo. Jawaabta: Caatanimada waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa habboon inaad u tagto dhakhtar qaabilsan koriinka jirka, waayo waxaa laga yaabaa inay jiraan waxyaalo badan kaa reebaya cayilka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay

Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay Su’aasha: Waxaan ahay hooyo ku nool wadamada reer galbeedka  waxan ka shakiyay waayan dambe ninkayga, wuxuu bilaabay inuu sanad kaste africa aado, teeda kale waxaan dareemay inuusan ahayn sidii hore jacaylka uu ii qabi jiray waxaan daremaya inuusan ahayn qaabkii hore, hadalo macan kama helo isbaddal weyn […]