Qaabka dumarka looga qosliyo

Qaabka dumarka looga qosliyo Su’aasha: waxan rabaa sida ugu fican oo dumarka lola dhaqmo, dad badan aya xaas leh hadana waxd arkaysaa isfahan la’an inay jirto, xaaskooda maka qoslin karan raxad ma galiya hadaba waxan idin raba ereyo macaan oo naxariis leh oo lagu amano hawenka inaad ii shegtaan teda kale hawenka xiliga galmada ma […]
Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan

Erayo naxariis badan qalbiga dumarka habkay u saameeyaan Su’aasha: inta badan waxa la dhahaa gabdhaha hadalka macan oo naxariista leh ayaa soo jiita dadka qaarna waxay dhahaan haweenka lacag ayay rabaan qaarna qurux marka hadaladaas side loo kala xalin kara. Jawaabta: Erayao naxariis badan waa tiirka jacaylka ninka iyo xaaskiisa xiriirkooda adkeeya, hadalka oranaya dumarka […]
Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta

Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta Waxaa xaqiiqa ah dumarka inay aad u leeyihiin xasaasiyd dhanka amaanta. Haweeney marka la amaano waxay huraysaa wixii ay hayso. Naagaha wax kamaan jecel waa la waayay, siiba marka la amaano quruxda ay leedahay ama qiimaha ay leedahay. Gabdhaha aad bay ugu dhintaan ninka aadka u maana. Xataa waxaa la […]
Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada Dumarka waxay ka siman yihiin faan jacaylka, naagta marka ay aragto nin hanti leh nafteeda ayay ula damcaysaa inay u noqoto xaas, sidoo kale waxay ka helaan beenta. gabar marka ninka been ku cabbo run ayay u qaadanaysaa, hadalada macaan aad bay uga helaan. ninka marka uu amaano gabadha oo […]
Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love

Amaanta gabdhaha qoraal ahaan iyo jacaylka praise and love Waxaan shaki ku jirin amaanta inay ka mid tahay waxyaalaha qofka kugu jeclaado. Qofka dabciga fiican oo dadka aan hadal ku dhaawicin waa la jeclaanayaa. Sidoo kale hablaha waxay ka qalbi jilecsan yihiin raga marka naagta hadal macaan lagu amaano durba way isbaddalaysaa waxay noqonaysaa qof […]
Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha

Hadalada lagu amaano dumarka sidey usoo jitaan hablaha Dumarka qofka raba inuu jacayl dhab ka helo waxaa laga rabaa inuu u ilaaliyo qalbigeeda sida dhalada loo ilaaliyo oo kale. Hadalada amaanta naagta waa daawada jacaylka, haweeneyda waxay ka jeceshay wax walbo. ninka aan naag amaanaynin waxaa laga yabaa inaysan ka helin la noolaanshihiisa. Rag badan […]
