Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan, somalida rag iyo dumar ba in’tooda badan waxay dhaqan ahaan ka aaminsan yihin gabadhu hadii ay ninkeega galmo ka dalbato iyo qaababka galmada iyo wixi lamid ah gabadhaas galmada iney horey u kasi jirtay o ay […]
Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo

Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo Su’aasha: scw bahda daruur aad bad u mahadsan tihin howsha ad ino haysan waxan rabaa inaan idin la wadago arin waxan i qabo nin iga weyn 17 sano o kale wa nin ad u fican wa haysta dhib ah cudurka sokorta tas waxay kenaysa galmada […]
Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah

Gabar ayan ahay dareenkayga hore wuu is badalay maxaa sabab u ah Su’aasha: Walal Asc Waxan ahay gabar oo wali ma guursan walal awal dareenkayga to much ayu ahaan jiray Hada Lkn xasiloni ayan dareema wax dareen dhafaay maahe waxkale waxba kuma dareemo awal hada arko qof qof shuminaya hawada Lkn hada waxas waxba kuma […]
Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha

Su’aalo iyo jawaabo la xiriira dareenka dumarka iyo gogosha Su’aasha: Asc ugu horayn waxaan rabaa inaan ogaado majiraa qof aan waligii guursan Mida kle dadka hamiga galmada iyo raaxada haukala bataan maahee ee wax waa ay dareemaan sooma ahan Mida kle gabdha inay ijeceshahay sidee ku ogaan karaa ama gabdhaha sida aan anaga dumarka qurrxoon […]
Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya

Gabar dareen aan la seexan karin baan ahay ila taliya Su’aasha: Asc walal waxan ahay Gabar aan guursan wali walal marwalba waxan dareema dareen xoog badan xili walba waxna waa barta guur diyar Uma ihi hada soomi lahana waqti dheer aya ku jira waxbarashada walal waxan sameyo ma aqaan waxan jira 22 sano habeenkii xata […]
Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya Su’aasha: Walalayan waxan ahay xaas ninkayga waxaan ku arkay dareen yari waagii hore sidaas ayuu ahaa laakin hadda wuu kaso daray waxaa laga yabaa bishii hal mar inaan ka helo galmo anigana ma rabo inaan qalad galo ama nin kale aan ku dhaco wayo dareenkayga aad bu u […]
