Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la’aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa daruuri ah in la laayo geela. Australia waxaa kaloo ay sheegtay geela inay sabab u tahay kulaylka […]
Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay

Nin carab oo gabar 3 jir faraxumeeyay Nin qoxooti ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi dalka Australia. waxaa lagu eedeeyay gabar yar inuu ku xadgudbay ninkaas waxaa la sheegay inuu kasoo jeedo dalka Iraq, waxuu waardiye ka ahaa mool weyn, waxaa la sheegay gabar yar oo seddex jir ah inuu u kexaystay meel dadka […]
Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia

Sawirada Jacinda Ardern oo lagu dhejiyay jidadka Australia Dalka Austaralia oo sawirada Rw New Zealnad Jacinda Ardern lagu dhejiyay iyadoo qoorta galinayso qof Muslin ah. taasna waxaa loo sameeyay Munaasabadda bisha Ramadan. dadka degan dalkaas ee Muslinka ah ayaa loogu tahniyadaynayaa. sawirada oo meelo badan lagu dhejiyay bisha Ramadaan awgeed. waxaana lagu qoray Salaam oo […]
Shinbirka Cassowary oo dilay oday 75 jir ah dalka Maraykanka

Waxaa luqadda ingiriiska lagu dhahaa “Cassowary” afka carabigana waa “شبنم”
Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero

Kooxo usoo bandhigay muslimiinta New Zealand taageero Kooxo kasoo jeeda dhaladka New Zealand iyo Australia ayaa ballan qaaday inay muslimiinta garab istaagayaan. waxay sheegeen in salaadda jimcaha ay masaajidda New Zealand ay ilaalinayaan, waxaa ka mid ah kooxda Mongrel Mob oo sheegay inay ilaalinayaan masjidka jaamaca ee Hamilton. sidoo kale kooxda King Cobra gang iyagana […]
Will Connolly Wiilka Ukunta oo loo aruuriyay 30.000 dollar

Wiilkii ku dhuftay ukunta ninka cunsuriga oo taageero weyn ka helay adduunka. wiilka oo da’diisu tahay 17 oo lagu magacaabo Will Connolly, wiilka oo kasoo horjeestay nin hadal xun ku hadlayay oo muslimiinta lid ku ah. Will Connolly oo lacag loo aruuriyay oo gaaraysa 30.000 doolar. wuxuu sheegay wiilka ukunta “egg boy” siduu ku caan […]
Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video

Ninkan oo islaamka meel uga dhacay. marka muslimiinta lagu laayay New Zealand. wuxuu yiri islaamka ayaa sabab u ah waxyaalaha ka dhaco dalalka reer galbeedka. isagoo aad u dhaliilay qabilitaanka dadka msulinka ah. islmarkii wiil yar ayaa ukun madaxa kaga dhuftay. wiilka ayuu isagana gaaracay. daawo muuqaalka: Wilkan oo iska dhigay […]
