Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta Su’aasha: Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa. Jawaabta: Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay? su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican […]
Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Su’aalaha: Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Ma Kuwa Loda MA kuwa Adhiga Mise Kuwa Geela. Jawaabta: Caano kaste wax bay taraan sidaa awgeed Alle wuxuu abuuray xoolo kala duduwan, Alle (SW) markuu ka hadlayay guud ahaan ayuu u sheegay nimcada caanaha xoolaha wuxuu yiri: (وَإِنَّ لَكُمْ فِي الْأَنْعَامِ لَعِبْرَةً […]
Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan

Caanaha geela uurka dhibka ay u geystaan Su’aasha: Waxaan rabaa inaan fahmo arin aan meel ka akhriyay oo ah in caanaha geela aysan u roonayn naagta xaamilada ah ama naagta uurka leh arinkaas maxaa ka jira iga jaahil bixiya. Jawaabta: Caanaha geela waa wax aad ugu fiican caafimaadka guud ahaan waxay xoojiyaan isdifaaca jirka, laakin […]
Caanaha geela weysada ma jabiyaan

Caanaha geela weysada ma jabiyaan Su’aasha: Caanaha geela weysada ma jabiyaan sida hilibka geela oo kale, waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya in caanaha geela ay weysada jabiyaan. Jawaabta: Hilibka geela inuu weysada jabiyo waxaa ka taagan khilaaf imaam Axmed ayaa qaba inuu weysada jabiyo culimada kale ma qabaan, laakin caanaha geela khilaaf kama […]
Hilib geel weysada ma jabiyaa

Hilib geel weysada ma jabiyaa Su’aasha: Hadaan cuno qado ama casho bariis iyo hilib geel anoo wayso qaba maku tukan karaa waysadaas hlibka geela miyaa sida hurdada iyo istinjada jawaab degdeg. Jawaabta: Culimada fiqiga way isku khilaafeen hilibka geela inuu weysada jabiyo iyo in kale, taasna waxaa keenay xadiiska kusoo arooray oo laysku khilaafay fasirkiisa […]
Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la’aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa daruuri ah in la laayo geela. Australia waxaa kaloo ay sheegtay geela inay sabab u tahay kulaylka […]
Khayre oo caano geel lisaya sawirro

Khayre oo caano geel lisaya sawirro RW Xasan Cali Khayre oo geel lisay markaas caanaha geela cabbay. Goobtana waxay ahayd Galmudug meeshana waxaa joogay dad ka tirsan madaxda Gobolka Galmudug. Soomaali waxay leedahay dhaqan u gaar ah waxayna ka mid yihiin dadka xoolaha dhaqda siiba geela aad baa loogu qiimeeyaa meelahaas. RW Khayre gacantiisa ayuu […]
