Categories
Sharxidda Axaadiista

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray Shahiidnimada waa darajo aad u sarraysa qof kaste ma helo, diinta islaamka meel weyn ayay geysay dadka shuhadada. Marka noocyo badan ayay leedahay shaiidnimada  axaadiista soo socota ayaana faahfaahin dheeraad ka bixisay: Shuhadada noocyo badan ayay leeyihiin rasuulka scw ayaa xadiiskan noogu caddeeyay wuxuu yiri rasuulka:  (مَنْ قُتِلَ دُونَ […]

Categories
Talooyinka Consultation

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn

Maxaan ku garan karaa ninka aan guur daacad u ahayn Su’aasha: Waxaan ahay gabar wax barata quruxna waan leeyahay rag badan oo jmaacadda ila dhigta ayaa guur iga raba qaarkoodi toos ayay iigu shegeen qaarna sarebeen ahaan, hadaba waxaan rabaa inaad ii sheegtaan ninka guurka daacad u ah astaamaha lagu garto, qofka guri dhaqi kara. […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ilmaha beenta sheega sidee looga reebaa

Su’aasha: Waxan ku arkay cunugayga inuu been sheego, dhowr jeer ayaan ku arkay, waxyaalo badan ayuu iga qariyaa mana garanayo meesha uu beenta kasoo bartay walaalayaal sideen beenta uga reebi karaa ila taliya. Jawaabta: Ilmaha beenta waxaa u keena inta badan cabsida iyo kalsooni la’aanta, hadduu cunugga loo garaacayo wax walbo uu sameeyo wuxuu bilaabayaa […]

Categories
Fatwada

Labadayda xaas mid ayaan aad u jecelahay ma dambi baa

Su’aasha: waxan qabaa labo xaas labada way fiican yihiin laakin mid ayaan aad u jeclahay oo marka gurigeeda aan joogo aad baan u raaxaystaa midda kale sidaas kuma ahi haddaba cadaalad miyaa sidaas oo dambi miyaa lay qorayaa fadlan ila taliya. Jawaabta: Qofka labo xaas leh iyo wixii ka badan waxaa waajib ku ah inuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa

Daawo dabicii ah oo kacsiga xoojisa Su’aasha: Waxaan ahay nin 27 jir ah, waxaan guursaday gabar 19 jir waxaan qabaa in ku dhow sanad iyo bar, marka caadi waan fiicnaa galmada way ii toosneyd laakin bilahan dambe waxaan isku arkay inaan awood u heli waayo qancinta xaaska, wuxuu iga damaa guska marka aan galiyo cambarka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada guri dumayo

Fasirka riyada guri dumayo Riyada: maxaa lagu fasiraa qofka arko guriga oo dumayo fadlan waxan rabaa inaan ogaado riyada guriga soo dumayo macnaheeda. Fasirka: Qofka ku riyoodo guri soo dumaya, inta badan riyadaan ma fiicna, guriga ayay ku xiran tahay siduu yahay qaabka uu u dumayo, qofka iska leh iyo dadka degan. guriga dumiddiisa waxaa […]