Fadliga shahiidnimada nusuusta kusoo aroortay

Fadliga shahiidnimada nusuusta kusoo aroortay Shahiidnimada waxaa laga wadaa qofkii xaq lagu dilo asoo diintiisa ama hantidiisa ama ehelkiisa difaacaya, nusuus fara badan ayaa kusoo aroortay fadliga shahaadada. Allaha Caalamka wuxuu yiri: {وَلا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاء عِندَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ * فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ […]
Ruuxa shahiidka meesha la geeyo

Ruuxa shahiidka meesha la geeyo Dadka shuhadada waxay leeyihiin fadli gaar ah oo aysan lahayn dadka caadiga u dhinta. waa maxay shahiid? Shahiid waxaa laga wadaa qofka ku dhinto jihaad asoo ku jira oona daacad u ah diinta. xadiiskan wuxuu tilmaamayaa meesha la geynayo dadka jihaadka ku dhintay. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW): (أَرْوَاحُهُمْ فِي جَوْفِ […]
Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray

Noocyada shuhadada oo xadiiska kusoo arooray Shahiidnimada waa darajo aad u sarraysa qof kaste ma helo, diinta islaamka meel weyn ayay geysay dadka shuhadada. Marka noocyo badan ayay leedahay shaiidnimada axaadiista soo socota ayaana faahfaahin dheeraad ka bixisay: Shuhadada noocyo badan ayay leeyihiin rasuulka scw ayaa xadiiskan noogu caddeeyay wuxuu yiri rasuulka: (مَنْ قُتِلَ دُونَ […]
