Categories
News Sawirada

Masjid layska dhex arko sawiro

Masjid layska dhex arko sawiro Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay dalka Canada. Masjidka waa wata dhanbaal la xiriira muslimiinta   The mosque, […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka koroona (coronaVirus) siduu dadka ugu dhacaa

Waa maxay cudurka Corona? Virus corona waa cudur u eg sida hargabka koolba aariyada oo kale waxaa lagu gartaa qandho iyo qufac iyo neef ciriir iyo matag iyo shuban iyo caabuq sanbabaeed siduu ku faafaa?  wuxuu ku faafaa inuu qofka dhexgalo dad cudurka koroona hayo ama neeftooda inay soo gaarto ama dadka cudurka hayo waxooda […]

Categories
Talooyinka Consultation

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto Su’aasha: Nin saaxiibkayga ahaa ayaa wuxuu igu sameeyay khiyaano aanan ka filanaynin, waxaan ahayn ninkaas qof aan meel ka wada shaqeyno oo xiriir wanaagsan naga dhwexeeyay, ninka wuxuu lasoo baxay dabci yaab badan markaan helay shaqo fiican oo lacag badan leh marka qofkii wuxuu bilaabay inuu been iga sheego […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada caanaha mac

Fasirka riyada caanaha mac Su’aasha: Riyada marka aad ku aragto caano oo macaan badan adoo cabaya maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Riyada caanaha, caanaha waxay tilmaamyaan wax aad u wanaagsan arsaaq aan dhib loo marin ayaad la kulmi doontaa inshaa allaah, xadiiska abuu hureyra ayaa wuxuu tilmaamay marka nabig SCW la doorgaliyay habeenka dheelminta caanaha […]

Categories
News Sawirada

Isku kariska bariiska iyo hilibka

Bariiska wuxuu ka mid yahay cuntada ugu caansan dunida dalal badan ayaa si xoog loogu isticmaalaa waxaa ka mid ah india iyo Pakistan iyo wadamada khaliijka Bariiska iyo hilibka Qaabka ugu fiican loo kariyo Waa in laysku huurshaa. daawo muuqalkan video: Cuntada soomaaliyeed waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu macaan badan, siiba marka laysku kariyo […]

Categories
News Sawirada

Sawirada dhulgariirka turkiga

Sawirada dhulgariirka turkiga   Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey. wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha. halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka. dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo .   Turkey earthquake pictures A strong earthquake has struck eastern Turkey. It caused damage in the form of […]

Categories
Talooyinka Consultation

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin

Salaadda istikhaarada iyo riyada ma isku xiran yihiin Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sababta salaad istikharo loo tukado, haddan istikhaaro tukado daruuri miyaa inaan riyo ku arko waxa aan u tukaday taasoo aan ka wado in riyada laygu sheego wixii saxa ah ama wixii qaldan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa in salaadda istikhaarada ay tahay […]