Masjid layska dhex arko sawiro
Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira.

waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay dalka Canada.
Masjidka waa wata dhanbaal la xiriira muslimiinta
The mosque, which is visible from the outside, is made of metal, glass and wires, and the people inside are visible.
This mosque was built by a Saudi man named Ajlan Gharem and was exhibited in Canada.
The mosque has a message related to Muslims









