Riyada fure masjidka dhexdiisa laygu siinayo

Su’aasha: waxan xalay ku riyooday anoo ku jiro masjid waxaa ii imanaya imaamka maskidka wuxuu ii dhiibaa furaha masjidka wuxuu igu dhahaa sii hay meel aan dayaa anigana jeebka ayan galinaya furaha meesha waxaa jooga cunug yar oo masjidka dhexdiisa ku cayaaraha fadlan riyadan fasirkeda muxu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo badan kaa […]
Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London

Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London Booliska ingiriiska ayaa qabtay nin cadaan ah oo qof mindi ku duray asoo masjidka ku jira. booliska waxay sheegeen ninka inuu dhaawacmay oo loo qaaday isbitaalka Ilaa iyo hadda warar cusub wali kama soo bixin oo la xiriira ninka la duray iyo ninka durayba. dhacdadan waxay ka […]
Masjid layska dhex arko sawiro

Masjid layska dhex arko sawiro Masjidka shareerka ah oo layska dhex arko wuxuu ka samaysan yahay macdan iyo dhalo iyo fiilooyin, waxaa ka dhex muuqda dadka ku jira. waxaa sameeyay masjidkan nin sacuudi ah oo lagu magacaabo Ajlan Gharem waxaana lagu soo bandhigay dalka Canada. Masjidka waa wata dhanbaal la xiriira muslimiinta The mosque, […]
Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso

Abaalka qof Masjid dar Alle u dhiso Waxaa laga helaa abaal aad u weyn dhisidda masjidka Alle wuxuu yiri: (إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَاجِدَ اللَّـهِ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ) التوبة: ١٨ Waxaa uun camira masaajidda Alle qof rumayay Alle iyo maalinta Aakhiro Only those shall maintain Allah’s mosques who believe in Allah and the Last […]
