Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay

Qofka aan ku rabin astmaamaha uu leeyahay Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan rabaa inaad ii sheegtaan astmaaha lagu garto qofka aan ku rabin ama ku neceb oo ku xasdaya iyado sidas ay tahayna saaxib kula ah oo iska dhigaya inuu ku jecel yahay. Jawaabta: Guud ahaan waxaa jira astaamo lagu garto qofka munaafuqa ah hadda […]
Saaxiibka xaasidka ah sida loola dhaqmo

Saaxiibka xaasidka ah sida loola dhaqmo Su’aasha: Asc bahda daruur aad ayan iin salamayaa runtii waxa tiin page kaalin waayn ugu jira umada soomaliyeed halka page jaj bdn lacag dadka ka gurayaan idinku bilaash ayaad wllhiin ku cawisaan bismilaah maxaa la dhihi karaa qof saxiibka ah ood mudo badan zxp ahydeen oo aad ka dareemayso […]
Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Su’aasha: Waxaan ahay qof dhalinyaro ah. kana fekira siduu mustaqbal wanagsan uyelan lahaa. hadane Waxaan ka baqayaa inaan muujiyo xirfadahayga. dhibatadaan sidaan uga bixi lahaa oo qalbigayga aan uga saari lahaa baan ka fekiraa. hadane waxey ila noqotaa midaas mid aan fududeeyn.Waxaan waligey ku hammiyi jiray inaan noqdo qof wax bartay, isku kalsoon, haddana dariiqaas […]
Qofkii saaxiib khaas aan lahayn maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Asc salaan kadib Waxaan idiin weydiinayaa Ani saaxiib khaas ah ma lihi qof kastoo an arko waa saaxibkeyga Dadka qaar waxay leeyihiin saaxiib u khaas ah Markaa arintaas ani maxaan u sababeen karaa in aan qof kasto saaxiib isaga dhigto saaxib khaas ah na aan yeelanin wad mahadsantihiin. Jawaabta: Nolosha ayaa qofka ku qasbaysa […]
Saaxibkayga fal xun ayuu igu sameeyay

Su’aasha: shiikhow qof ayaa jiro mudo badan ayaan saaxiibo ahayn aad baan isugu kalsoonayn, laakin waxaan dareemay inuu xaasid yahay, waayo waxaan ku arkay asoo hadalo kaftan durmo ah igu dhahayo wuxuu ka xumanayaa waxa aan haysto shaqada iyo lacagta isoo gasha marka waxaan ku ogaaday inuu xaasid yahay qof ayuu ku siraystay hadal aniga […]
Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

Saaxiibka xaasidka oo daneystaha ah maxaa lagu gartaa? Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad badan oo aad saaxiibo tihiin hadana laga yaabo inaysan ahayn dad daacad ah Astaamo ayaa jira lagu garto saaxiibka noocaas ah. 1- wuxuu isku dayaa inuu kaa leexiyo wax kaste guul kuu keeni kara isagoon kuu muujinin arin xun. 2- marka […]
Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]
