Saaxiibka xaasidka ah sida loola dhaqmo

Saaxiibka xaasidka ah sida loola dhaqmo

Saaxiibka xaasidka ah sida loola dhaqmo Su’aasha: Asc bahda daruur aad ayan iin salamayaa runtii waxa tiin page kaalin waayn ugu jira umada soomaliyeed halka page jaj bdn lacag dadka ka gurayaan idinku bilaash ayaad wllhiin ku cawisaan bismilaah maxaa la dhihi karaa qof saxiibka ah ood mudo badan zxp ahydeen oo aad ka dareemayso […]

Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Qofka siduu ku gaari karaa mustaqbal heer sare ah

Su’aasha: Waxaan ahay qof dhalinyaro ah. kana fekira siduu mustaqbal wanagsan uyelan lahaa. hadane Waxaan ka baqayaa inaan muujiyo xirfadahayga. dhibatadaan sidaan uga bixi lahaa oo qalbigayga aan uga saari lahaa baan ka fekiraa. hadane waxey ila noqotaa midaas mid aan fududeeyn.Waxaan waligey ku hammiyi jiray inaan noqdo qof wax bartay, isku kalsoon, haddana dariiqaas […]

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa

Ninka haweenka ku dhex jiro dhaqankooda muu yeelanaa Su’aasha: scw ninka jecel inuu gabdhaha la sheekeysto oo aan ka dhax bixin mala dhihi karaa wuxuu qaadanaa dabeecada dumarka, ninka malaga yaabaa inuu dhaqan ahaan dumar u ekaado marka uu dumarka u badan yahay? Jawaabta: Ninka ma aha inuu naago dhax boodo, ninka waxaa loogu talagalay […]

Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Dhanka cibaadada culeys baa iga fuulaya ila taliya

Su’aasha: Asc waan idin salamay dhamaan bahda daruur iyo akhristaha, salaan ka dib, waxaan rabaa in aad ilatalisaan. waxaan ahay qof hami nololeed leh. sidaas ay tahay markaan isdhaho, noloshada wax ku soo kordhi isbedelne ka sameey nolosha tusaale ahaan, waxan isdhaha cibadada alle jookteey, kana dheerow social media iwm. Mashquul ii keeni karaan. Waan […]

Qofkii saaxiib khaas aan lahayn maxaa la dhihi karaa

Qofkii saaxiib khaas aan lahayn maxaa la dhihi karaa

Su’aasha: Asc salaan kadib Waxaan idiin weydiinayaa Ani saaxiib khaas ah ma lihi qof kastoo an arko waa saaxibkeyga Dadka qaar waxay leeyihiin saaxiib u khaas ah Markaa arintaas ani maxaan u sababeen karaa in aan qof kasto saaxiib isaga dhigto saaxib khaas ah na aan yeelanin wad mahadsantihiin. Jawaabta: Nolosha ayaa qofka ku qasbaysa […]

Saaxibkayga fal xun ayuu igu sameeyay

Saaxibkayga fal xun ayuu igu sameeyay

Su’aasha: shiikhow qof ayaa jiro mudo badan ayaan saaxiibo ahayn aad baan isugu kalsoonayn, laakin waxaan dareemay inuu xaasid yahay, waayo waxaan ku arkay asoo hadalo kaftan durmo ah igu dhahayo wuxuu ka xumanayaa waxa aan haysto shaqada iyo lacagta isoo gasha marka waxaan ku ogaaday inuu xaasid yahay qof ayuu ku siraystay hadal aniga […]

Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

Saaxiibka xaasidka maxaa lagu gartaa

Saaxiibka xaasidka oo daneystaha ah maxaa lagu gartaa? Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad badan oo aad saaxiibo tihiin hadana laga yaabo inaysan ahayn dad daacad ah Astaamo ayaa jira lagu garto saaxiibka noocaas ah. 1- wuxuu isku dayaa inuu kaa leexiyo wax kaste guul kuu keeni kara isagoon kuu muujinin arin xun. 2- marka […]