Sawirada dhulgariirka turkiga

Dhulgariir daran ayaa ka dhacay bariga dalka Turkey.
wuxuu geestay khasaaro xagga burburka guryaha.
halkan waxaa ka muuqda sawiro oo tilmaamaya burburka weyn oo uu geystay dhulgariirka.
dhulgariirka wuxuu gaaray 6.7 darajo .
Turkey earthquake pictures
A strong earthquake has struck eastern Turkey.
It caused damage in the form of collapsed buildings.
Here are pictures showing the extensive damage caused by the earthquake.
The earthquake measured 6.7 on the Richter scale.
