Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa

Hargabka iyo caroonaha sidee lagu kala gartaa Su’aasha: Asc walaalaha daruur saq dhexe habeen nimo ayaan lasoo toosay xanuun qeybta Sare ee jirka ah gaar ahaan wajiga Madaxa Sanka iyo indhaha Waxaa saaid la iiga hayaa indhaha oo I xanuunaye iyo sanka iyo masxkada inta u dhaxeysa oo i ololaya cantuufta markaan liqayana dhuunta ayaa […]

Cudurka neefta ma layska qaadaa

Cudurka neefta ma layska qaadaa

Cudurka neefta ma layska qaadaa Su’aasha: Asc walaal waxaan dhigta meel music lagu barto waxa joogan dad neef qabaan maqribka way dhacaan oo sida qalal ayaan neefta kudhagta marka xanuunkaas ma layska qaadaa qaada Jawaabta: Marka hore wax kale oo fiican maad waysay aad barato markaad baranayso music, waxaa fiican in laga fogaado wixii shubho […]

Riyada talaalka cudurka karoonaha

Riyada talaalka cudurka karoonaha

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo qadanaya talaalka ka hortaga Covid19 maxay noqon karta talaalkas niyada uguma jirin waligay kuma fikirin inaan qaato. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle ku badbaadin doono musiibadan. Marka laga hadlo guud ahaan talaalka cudurka karoonaha shaki weyn ayaa ku jira, waxaa la sheegayaa inuusan ahayn talaal caadi ah […]

Daawada ugu qaalisan aduunka Zolgensma

Daawada ugu qaalisan aduunka

Daawada ugu qaalisan aduunka Zolgensma Daawada adduunka ugu qaalisan waxaa samaysay shirkad lagu magacaabo Novartis daawada waxaa la dhahaa Zolgensma. Waxaa lagu daaweeyaa caruurta ka yar 2 sano oo uu ku dhacay cudurka kaduudka murqaha. Daawadan qiimaha lagu iibinayo waa 2 milyan 100 kun doolar. Shirkadaha daawada waxay ku dhisan yihiin maslaxad gaar ah, waxay […]

Turkey oo soo saartay mask corona virus dilaya

Turkey mask soo saartay

Warar ka imaanaya dalka Turkey ayaa sheegaya inay sameeyeen aqoonyahanno u dhashay dalkaas Mask oo elektarooni ah oo dilaya fayraska karoona. Waxaa la sheegay maska inay fayraska markuu soo gaaro horay ka dhiamanyo. Taas oo noqon doonta arrin weyn oo dalka turkiga geyn doonta meel sare xagga qalabka caafimaadka. Dowladda Turkey ayaa ka mid ah […]

Hargabka Spain 1918-kii meelaha uu gaaray

Hargabka Spain

Hargabka caanka ahaa loo ka dilaacay caalamka sanadka 1918-kii wuxuu socday labo sano wuxuu soo gaaray 1920-kii. Wuxuu dilay dad u dhexeeya 50 ilaa 100 malyan qof. Waxaa loo bixiyay hargabkaas hargabka Spain. Wuxuu aad dad ugu laayay wadamada reergalbaadka. Sawirada waxay muujinayaan siday dadka afka ugu xirteen mask oo ay isaga ilaalinayaan cudurkaas. waxaa […]

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo. taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale. Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan. Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici […]