Daawada cudurka ciridka iyo ilko xanuunka

Daawada cudurka ciridka iyo ilko xanuunka

Daawada cudurka ciridka iyo ilko xanuunka Su’aasha: English igu qor ciridka i durkaya tartib tartib wanan daremaya dhakhtaro badan wan tagey waxay ishegen in ilkaheygu waxba qabin infection ciridka moye lkin aniga wan daremaya ilkaheygu socdan , xanun , cuncun wana ilkaha sare o kaliya . Cadoyinka leyahya ka mida carabka marka ilkuhu ixanun ku […]

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa Su’aasha: Sxb cirid dhiiga sidee lagu daweyn karaa mararka qaar cadayga markaan isticmaalaayo ilkaha iyo gowsaha dhexdooda dhiig ka yimaado ama wayba ibararaan ciridka marka daawo nuucee loo isticmaali karaa. Jawaabta: Yiridka waxa keeno iyo qaababka loo daaweeyo in badan ayaan ka hadalnay, webka Daruur ayaadna ka […]

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan isku arkaa dhiig ilkaha iga yimaada subixii markaan cadayanaayo ilaa aan joojiyo cadayga . Dhanka kale af-urna waan isku arka xataa haddii aan cadaydo maxay tahay sideese uga takhalusi karaa af-urkaas iyo dhiigaas ilkaha ah ee subaxdii ah. Waad mahadsantihiin bahda Durdur. Jawaabta: Dhiiga […]

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su […]

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena Su’aasha: scw afkayga iyo carabkayga aad bay u urayan gaar ahan dhareerka subaxdii afkaygana aad ban u dhaqaa ciridka ayaana iga bararsan maxa talo ah.   Jawaabta: Waxaa jira  fangas  ama ilko bukan oo u baahan in la daaweeyo, waxaa ka dhasha waxa la dhaho  halitosis ilkaha […]

Caabuqa ciridka qaabka dabiiciga loo daaweyn karo

Cudurka ciridka sida loo daaweeyo

Caabuqa ciridka qaabka dabiiciga loo daaweyn karo Su’aasha: Asc wll waxa iheysta caqabad caafimad ilko xanun ama cabuqa ciridka ama ciridka waxn tagy 4 dhatar midkasto I eega waxba maqabn ilkahagu ayey igu jawabn ugu yarn kuwo dawo iso qora iyo kuwo meydha ilkabaha ,lkin ilkuhu ma joojiyan cuncunka iyo iney ka durken boskodii ,dhaqatiirtu […]

Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta

Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta

Ilka dhiiga cudurka sababa iyo daweynta Su’aasha: Dhiiga ilkaha ma cudur baa sabab u noqonaya? Jawaabta: Sababo badan ayaa keeni kara dhiiga ilkaha waxaa ugu muhimsan caabuqa cirridka oo loo yaqaano “Gingivitis” taasna waxaa keenta nadaafad la’aanta ilkaha, wasakhaas wuxuu keenayaa bakteeriya inay ka dhalato siiba marka ay jaale noqdaan ilkaha, markaas ciridka wuu bararaa […]