Majirtaa daawo lagu cayilo

Majirtaa daawo lagu cayilo Su’aasha: Asc bahda daruur waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo waxaan isku arkay caatanimo saa id ah marka inaan is cayiliyaa rabaahe sharoobo ama daawo jirka qurxineysa ama cayileysa hadey jirto ilawadaaga teda kale marabi inaan cayil saaid ah noqdo cayil dhaamo sidaan hada ahay lee rabaa. Jaaabta: Su’aashan in badan ayaa […]
Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa

Nutritional yeast Somalia Malaga helaa sideena loo adeegsadaa Su’aasha: Asc Nafaqada jirka lagu naaxiyo ee nutrition yeast ayaan u baahanahay Meel badan oo Somalia dhexdeeda ah ayaan ka raadiyey waanka waayey Cinwaan number ama bar bulsho Goob Ganacsi oo Laga heli karo ii tilmaama hadii aad awoodaan Waxaan kaloo doonayey inaan idin waydiiyo Nitration yeast […]
Cunna yarida maxaa keena

Cunna yarida maxaa keena Su’aasha: Walaal, mar dhexdaas ayaan dhiig iska qaaday waxaa layga helay cudurka malaariga, maadaama aan dareemayey qandho iyo xumad badan hada Alxamdulilaah qandhadii waanka roonahay lkn waxaa igu yar dhanka cuntada ayaa iga xiran si wacana uma hurdo habeenkii oo waan soo kacaa layl barkii marka arintaas maxaa lagu daweyn karaa? […]
Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso

Su’aasha: Asc Waxaan idin waydiinlahaa dawooyinka loo qaato amateedka waxtarkooda iyo waxyeeladooda ? Jawaabta: Waxaa jira daawooyin badan oo fura Amateedka (abiteedka) , daawooyinkaas waxaa loo sameeyay dadka aan wax cuni karin ama aan dareemin gaajo mar kaste, sidoo kale dadka aad caato u ah waxaa laga yaabaa inay ku cayilaan, marka waxaa ugu fiican […]
Kaniiniga cayilka Periactin goormuu dhib keenaa

Kaniiniga cayilka Periactin goormuu dhib keenaa Kaniinga lagu magacaabo PERIACTIN wuxuu ka mid yahay daawada cayilka keento, siiba midka 4MG, daawadan waxay furtaa cuntada qofka qaato wuxuu cuni karaa cunto badan, dadka caatada ah qaarkooda waxaa caatanimada u keeno cunta yarida. cuntada marka ay wax yar ka cunaan ma wadi karaan durbaba way dhergayaan. siiba […]
