Mooska iyo caanaha marka laysku shiido

blank

Mooska iyo caanaha marka laysku shiido Waxtarka uu leeyahay cabitaanka mooska iyo Caanaha isku shiidan. Cabitaanka mooska iyo caanaha laga sameeyo wuxuu siiyaa jirka vitamiino aad u badan. sidoo kale jirka wuxuu siiyaa firfircooni badan wuxuu aad u anfacaa dadka shaqooyinka adag qabta calooshana wuu dejiaa wuuna qaboojiyaa, isdifaaca jirkana wuu kordhiyaa raga awood dheeri […]

7 Fitamiin laga helo Mooska oo nimanka u roon

MOOSKA WUXUU TARO RAAXADA

Mooska waxa uu u taro raga wuxuu u kordhiyaa raaxada galmada raga awood kacsi ayuu siiyaa waxaa laga helaa vitaminoo fara bada waxaa ka mid ah. 1- Waxaa laga helaa Vitamin B 6. 2- Waxaa laga helaa Vitamin B12. 3- Waxaa laga helaa Vitamin G . 4- Waxaa laga helaa Vitamin A . 5- Waxaa […]

Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa'idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]