Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka Su’aasha: Asc waxan raba inaan i sheegtan baabasiirta waxa ay tahay iyo astamaha lagu garto nabraha iyo babasita maxaa farqi ah u dhxeeyo babaasirtu dhiig miyay ledahay daawada ugu fican maxaa la dhihi karaa fadlan faahfhin dheraad iga siya idinkoo ku mahadsan howsha ad dadka u […]
Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan

Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan Su’aasha: Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan oo kuyaalo in muda laga joga ayaa shuban igu dilacday 5 sano laga jogo Jawaabta: Kuleylka wuxuu ka dhashaa inta badan cuntooyinka kulkulul sida filfisha iyo basbaaska iyo sanjabiisha iwm, waxaa kaloo keeni kara finka laftiisa, […]
Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba Su’aasha: Asc, waxaan idin weydiinayaa ,ma udarranyihiin qofka ku yaal baabasiirka :- basbaaska,malaayga iyo digirta guduudan , wuu istecmaalaa mar kasta . Jawaabta: Qofka baabasiirka qaba (Hemorrhoids) waa inuu ka fogaadaa cuntooyinka kordhiya xanuunka bawaasiirka sida basbaaska kulul iyo filfil madowga iyo baradhada iyo tiinka iyo […]
Dilaaca dabada xanuunka badan sida loo daaweeyo

Dilaaca dabada xanuunka badan sida loo daaweeyo Su’aasha: Asc wll waxaa igu dhacday shalay ayaan taan ayaa is caatayn jiray oo wax jilicsan macuno shalay ayaa waxaa xaaray xaar adayga kabatay oo aan waligay dhigin markaas dabada dilaac yar ayaa ka dareemey hadana habeenkii ayaa dabada iska dhaqaayey ayaa fiiriyey gacanta ayaa ku taabtay wlahi […]
Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican

Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican Su’aasha: SCW bahda daruur waxan rabaa inan idin weydiyo finka dabada afkeeda kasoo baxo oo xanuunka badan baabasiir inuu yahay sidee lagu ogaan karaa marka qofka uu saxaroonaya dhiig ayuu soo dayaa baabasiirta dhiig miyay leedahay finka haduu meesha kasoo baxo maxaa daawo u […]
Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka

Sida ugu fudud oo loo daaweeyo bawaasiirka Su’aasha: Maxa lagu daweeyaa cudurka baabasiirka sida ugu fudud loo daweyn karo? Jawaabta: Marka hore waa inaan ogaanaa waa maxay baabasiir ama bawaasiir? Baabasiir waxaa loola jeedaa nabro kuuskuusan oo bararsan oo futada kasoo baxo waxaa lagu dhahaa afka carabiga البواسير afka ingiriiska isagana Hemorrhoids, waxaana sabab u […]
Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado

Dumarka gadaal laga maro saxaro weyn miyaa ka timaado Su’aasha: waxan raba inaan ogaado gabadha dabada looga tago saxaradeeda miyay weyn tahay waxaan meel ka akhriyay dumarka futada lag fuulo saxro buuran ayay dhigaan taas waxaa sabab u ah wasmada dabada maxaa ka jiro waso arkay hadalkan oo kale si kale hadalkaas idinkoo mhadsan. Jawaabta: […]
