Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya. Jawaabta: Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah: caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo […]
