Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Su’aasha: galmada jirooyinka laga qaado waa tee waxaan maqlaa mar walba galmo aamin ah maxaasee laga wadaa galmada aaminka ah, cudurka galmada ay keento ma degdeg baa ama mudo kaddib. Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Jawaabta: Galmada halista ah waa mida xaaraanka ah waayo naagta marka dhowr ay la raaxaysanayso […]

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado qoyaanka haweenka marka ninka galmada ku jiro oo marada ku hallabaya ma nijaas baa, siiba marka ay xaaska leedahay qoyaan badan teeda kale manida ma nijaas baa? teeda kale ninka ma leefi karaa siilka xaaskiisa ama kintirka? Jawaabta: Qoyaanka farjiga guud ahaan hadduuna kaadi […]