Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa Su’aasha: SCW MARKAN NAAG LA HADLO WAAN DHIDIDAA WAANNA KACSADAA SHIIR BADAN AYAA ISKA DAREMA WAXAANA IGA SOO BAXO DHACAAN BADAN OO BIYO CAMAL AH MARARKA QAR MA DAREEMO INUU SOO BAXAY QOFKA DHALINYARADA AH SIDUU ISAGA YARAYN KARAA SHAHWADA BADAN OO CAADI U NOQON KARAA IYO SHIIKRKA BADAN. […]

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan Su’aasha: Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa Jawaabta: Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo […]

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto

Shiirka kacsiga ka dhasho astaamaha lagu garto

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto Shiirka kacsiga iyo shurufka wasakha ka dhasha maxay kala yihiin? Shiir marka la sheego dad badan ayaa carara Marka waxaad ogaataa shiirka inuu u qaybsamo labo nooc. Midka koowaad waa midka ka dhasha wasakha qofka marka uu noqdo jirkiisa wasakh ama dhowr maalmood uuna qubaysanin. shiir baa ka soo go’a […]

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha Su’aasha: Shiir daran ayan isku arkay siiba marka aan cabsado ama wax aan ka walwalo, sidoo kale waxaan aad uga dhididaa cagaha iyo calaacalada fadalna maxaa keena arintaas, waxan ahay gabar aan wali guursanin waxan jiraa 23 sano. Jawaabta: Shiirka qofka markuu xishoodo ama uu baqo ama uu kacaso waa […]