Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha

Is caateynta iyadoo cunto la cunayo iyo yereynta bushimaha Su’aash: Asc walaal majiraa wax aniga oo cunadayda cunaayo hadan I caataynaayo waliba si saaid ah qof buurana hada ma ahi ama wax lacabo Mida kale majiraa wax bushimaha caato ka dhigaayo Jawaabta: Taas waxay ku suurtagali kartaa qofka inuu socodka iyo shaqada badiyo oo nasashada […]

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka

Sababaha keena dhuun qalaylka

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya. Jawaabta: Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah: caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo […]

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Su’aasha: Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan. Jawaabta: Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa […]