Jirooyinka raaxada qaldan ay keento
Su’aasha:
galmada jirooyinka laga qaado waa tee waxaan maqlaa mar walba galmo aamin ah maxaasee laga wadaa galmada aaminka ah, cudurka galmada ay keento ma degdeg baa ama mudo kaddib.

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento
Jawaabta:
Galmada halista ah waa mida xaaraanka ah waayo naagta marka dhowr ay la raaxaysanayso jirkeedi wuxuu noqonayaa mid cuduro badan xambaarsan.
camarkeeda bakteeriya badan ayaa galayso oo kala duwan oo ka imaanaya raga iyada u galmooda.
taas waxay keenaysaa inay noqoto mid cudurka u gudbinayso raga kale.
cudurada waxaa ka mid ah jabtada iyo aydhiska iyo cudurada beerka ku dhaca.
sidoo kale waxay keenayasaa inay qofka usoo gudbiso caabuqa siilka.
waxaa kaloo keeni kara cudurada galmada marka ninka naagta uu futada uga tago.
galmada futada cuduro badan ayay keenaysaa taasoo ugu wacan bakteeriyada ku jirta maroorka naagta oo saxarada la socota xataa cudurada halista ah aydhiska iyo wixii la mid ah galmada dabada ayay aad ugu faafaan.
sidoo kale naagta ninka marka uu siilka la leefo iyaduna waa halis siiba marka ay tahay naagaha raga la tunta waayo waxay ka xambaarsan tahay raga kale bakteeriya kala duwan.
marka ninka markuu carabka la galo gudaha siilka waxaa ka imaanaya cudurada halis ah.
sidoo kale dhuuqida guska ninka wuxuu keeni karaa cudur siiba ninka marka uu yahay nin dhilay ah oo naago badan la tunta waayo wuxuu xambaarsan yahay geedkiisa cudro siiba gudaha ibta guska.
waxaa kasii daran leefida futada raga dumarka futada ka leefa iyaguna halis weyn ayay kala kulmaan bakeeriyada cudurada halista ah.
waxasoo dhan waa cudurada ay kala qaadaan haweenka iyo nimanka isu tago.
amaanka galmada wuxuu ku jiraa qofka inuu ka fogaado sinada iyo xumaanta.
sidoo kale inuu ka fogaado falalka qaldan xaga raaxada galmada.
dhibka weyn wuxuu ka imaanayaa marka ay qaldamaan qaababaka raaxada.
fiiro dheer ayay u baahan tahay ninka marka uu arrimahaan maskaxdiisa ay kusoo dhacan.
sidoo kale siiga badan iyaduna jirro ayay keentaa oo la xiriirta daciifnimada jirka iyo biybaxa degdega.
siiga gabar iyo wiilba way dhibtaa dadka qaarkii waxay u malaynayaan siigaada inay nimanka kaliya dhib u geysato.
sidoo kale siigada hablaha ayay dhib u geysataa.
Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada
Risk factors
All people are at risk of contamination, but the risk of infection in people with low immunity is greater, and the groups of people at higher risk of infection include:
People with autoimmune diseases.
People receiving treatments containing steroids.
People receiving anti-cancer treatments.
People who have had organ transplants.
Patients with acquired immunodeficiency.
Waxtarka basasha iyo faa’idooyinka caafimaadka laga
What’s worse is licking the anus of men. Women who lick the anus are also at great risk of contracting dangerous bacteria.
These are all diseases that are transmitted between women and men who have sex.
Sexual safety lies in a person avoiding fornication and evil.
Also, avoiding wrong actions in terms of sexual pleasure.
The biggest problem comes when the methods of pleasure go wrong.
A man needs to pay close attention when these things come to his mind.
Also, excessive dust also causes illness related to physical weakness and rapid urination.
Dust affects both girls and boys. Some people think that dust only affects men.
Dust also affects girls.
