Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo

Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo Su’aasha: Dabada dumarka ayaan jeclahay ma jirtaa si an iskaga joojiyo waxaa rabaa in aan u leefo ama u galmoodo mana helo qof dumar oo ka helo. Jawaabta: Dabada ma aha meel loogu talagalay in loo tago, naagta hore ayaa loogu talagalay in laga maro, […]
Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa

Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Su’aasha: Haddii xaaskaagu dhuuqdo ama leefto farjiga ma dambi baa Jawaabta: Mas’alada leefidda ama dhuuqida geedka ninka khilaaf ayaa ka taagan culimada qaar way banneeyeen qaarna way diideen, waxaa la mid ah xubinta naagta Qaarka banneeyay waxay shardi ka dhigeen inuusan nijaaso lahayn marka la dhuuqayo […]
Su’aalaha ugu yaabka badan waa kuwee

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaada waxaa la idin soo weydiiyaa suaalo yaab badan oo aan bulshada dhaxdeeda la isku weydiin karin marka suaashi idinkugu yaabka badneyd tee ayey aheyd. Jawaabta: Webka Daruur wuxuu diyaar u yahay qof kaste soomaali ah oo dhib haysta inuu la xalliyo dhibkaas intii laga awoodo, dad badan ayaa jira uu […]
Ninka ma dhuuqi karaa xubinta taranka naagtiisa

Ninka ma dhuuqi karaa xubinta taranka naagtiisa Su’aasha: Ninku ma dhuuqi karyaa xubinta taranka naagtiisa? Jawaabta: Dhuuqidda haddaad ka waddo meesha duleelka xubinta taranka waa meel aan loogu talaggalain in la dhuuqo, illeen meesha waxay soo deysaa qoyaan ka imaanaya gudaha xubinta haweenka, wuxuu wataa qoyaankaas bakteeriya oo cudurro keeni karta, sida xoogga badanna culimada […]
Jirooyinka raaxada qaldan ay keento

Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Su’aasha: galmada jirooyinka laga qaado waa tee waxaan maqlaa mar walba galmo aamin ah maxaasee laga wadaa galmada aaminka ah, cudurka galmada ay keento ma degdeg baa ama mudo kaddib. Jirooyinka raaxada qaldan ay keento Jawaabta: Galmada halista ah waa mida xaaraanka ah waayo naagta marka dhowr ay la raaxaysanayso […]
Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa

Qoyaanka farjiga xaaska ma nijaas baa Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado qoyaanka haweenka marka ninka galmada ku jiro oo marada ku hallabaya ma nijaas baa, siiba marka ay xaaska leedahay qoyaan badan teeda kale manida ma nijaas baa? teeda kale ninka ma leefi karaa siilka xaaskiisa ama kintirka? Jawaabta: Qoyaanka farjiga guud ahaan hadduuna kaadi […]
