Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa Su’aasha: SCW MARKAN NAAG LA HADLO WAAN DHIDIDAA WAANNA KACSADAA SHIIR BADAN AYAA ISKA DAREMA WAXAANA IGA SOO BAXO DHACAAN BADAN OO BIYO CAMAL AH MARARKA QAR MA DAREEMO INUU SOO BAXAY QOFKA DHALINYARADA AH SIDUU ISAGA YARAYN KARAA SHAHWADA BADAN OO CAADI U NOQON KARAA IYO SHIIKRKA BADAN. […]

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada

Markaan kacsado shiir ayaan iska dareema hadana shiirkeyga ayaan kacsi waali ka qaada Su’aasha: Sxb markaan kacsado waan isku soo shiiraa waliba si saa id hadana shiirkeyga wuu ii carfaa waanba kusii kacsadaa sidaas ayaan ku siigesta mararka arintan maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Dhowr jeer ayaan kaaga digay siigada waan kuu sheegay dhibka ay […]

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan

Shiirka badan iyo siigada ma isla xiriiraan Su’aasha: Wll waad mahadsantihiin wll mudo badan ayaan sigaysan jirey xaasn waan leyahay waxaan isku arkay shiir walina marka aan dadka la joogo inan aad u shiiro kulayl jidhka oodhan ah Shiirka iyo siigadu ma isla xidhidhaaan. Jawaabta: Shiirka badan wuxuu u noqonayaa dareenka ninka markuu daran yahay […]

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto

Shiirka kacsiga ka dhasho astaamaha lagu garto

Shiirka kacsiga astaanta lagu garto Shiirka kacsiga iyo shurufka wasakha ka dhasha maxay kala yihiin? Shiir marka la sheego dad badan ayaa carara Marka waxaad ogaataa shiirka inuu u qaybsamo labo nooc. Midka koowaad waa midka ka dhasha wasakha qofka marka uu noqdo jirkiisa wasakh ama dhowr maalmood uuna qubaysanin. shiir baa ka soo go’a […]

Shiirka urka badan maxaa keeno

Shiirka urka badan maxaa keeno

Shiirka urka badan maxaa keeno Su’aasha Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan Jawaabta Dhididka waa wax caadi ah,  sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, […]