Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada Isha waxay ka mid tahay xubnaha jirka ugu qaalisan uguna xasaasiyad badan. Dad badan ayaa ka sheegta il xanuunka mararka qaarkooda waxaa la socda madax xanuun. Xanunka isha waa noocyo badan waxaa jira xanuun gudaha isha sidoo kale mid daboolka isha ku eg ama xanuun uu la socodo guduud sida […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican Marka laga hadlo hilib waxaa ugu fiican hilibka ariga. midka koowaad waa hilibka idaha waxaa kusoo xiga hilibka aricadka. Kaddib waa soo galaya booska seddexaad hilibka geela. Marka muxuu leeyahay hilibka ariga oo waxtar ah?   Hilibka ariga waa hilib fudud xagga dheefshiidka marka loo eego midka […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah

Saliidaha timaha bixiya oo dabiici ah Su’aasha: SCW waxn iskuarkay timaha oo iga go’aya waxaan rabi lahaa saliid timaha bixisa oo dheeraysa, fadlan ii sheega haddii ay jirto saliid timaha dheerysa oo badisa. Jawaabta: Saliido badan ayaa jira timaha u roon oo dheereeya, waliba si degdeg ayay u bixiyaan timaha waxaa ka mid ah saliidahaas: […]

Categories
Caafimaadka Health

Burger waa maxay muxuu jirka ku sameeyaa

Burger waa cunto maraykan ah oo adduunka oo dhan ku faaftay. Burger -ka wuxuu ka samaysan yahay rooti oo la dhex galiyay hilib ama digaag kaddib katshab iyo miyoones ayaa lagu daray iyo farmaajo iyo ansalaato waxaa lagu cunaa baradho saliid lagu dubay waxaan lagu cabbaa cabbitaan macaan ah sida Bebsi iyo Coca cola ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Bidaarta dumarka iyo daawada

Bidaarta dumarka iyo daawada Su’aasha: walaalayaal dumarka bidaar maka soo baxdaa maxaana u keeno bidaarta haweenka tan dumarka oo kale miyaa mise raga iyo naagaha way ku kala duwan yihiin bidaarta. Jawaabta: Bidaarta dumarka ma aha midda ragga oo kale oo timaha dhex ay tagaan. midda dumarka waa timaha oo haweenka ka daadanayaa. inta badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada

Geedka raga waxa finka u keeno iyo daawada Su’aasha: Waxaanahay nin 21 jir ah guska madxiisa nabro yaryar ayaa iiga soo baxay waxay keeneen cuncun daran marka kaste inaan xoqo ayaan rabaa maxaa keena fimanka meesha ka soo baxo daawo maxaa u ah? Jawaabta: Nabraha kasoo baxo xubinta taranka ninka waa noocyo badan waxaana keena […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada Beerka waa cunto leh burutiin aad u badan, beerka idaha iyo kan ariga iyo lo’da iyo geela xataa beerka digaaga inkastoo aysan soomaalida cunaynin beerka lagasoo saaro digaaga, carabta aad bay u jecel yihiin midka doorada waxaa lagu magacaabaa قوانص . Beerka asoo waxtarka caafimaadeed leh haddana aad buu umacaan […]