Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto

Daawada jilcisada diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: Walal jilcisada timaha xukunkeedu muxuu yahay? Jawaabta: Daawada timaha lagu jilciyo haddaysan ka samaysnayn wax xaaraan ah ama nijaas ah wax dhib ma laha mana soo galayo qofkii sidaas sameeyo dadka khalqiga Ilaahay doorinaya, maxaayeelay ma aha wax joogto u baddalaya timaha waa kaliya wax laysku qurxiyo […]
Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa

Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa Su’aasha: Walaal qofku isagoo junub ah oo aan wali dahaaro qaadanin gadhka iyo shaarubka ma iska xiiri karaaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka janaabada qaba inuu iska xiiro timaha jirka oo meel kaste ku yaalla, sidoo kale inuu ciddiyaha iska jaro. Asal ahaan waa […]
Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo

Su’aasha: Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo Ma Korays Ayay Noqdeen Arintan Waxaan Jeclahay Inay Siigadu Igu Keentay Waayo Siigada Intaanan Bilaabin Timahaygu Sifiican Ayay Ubixi Jireen Hada Siigada Waan Iska Joojiyay Inkaston Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Markaa Maxaan Kusameeyaa Timahayga Bixi Waayay Ama Ma Korayska Noqday. Jawaabta: Dhakhaatiirta way isku khilaafeen […]
Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa

Timaha adag ee madaxa ninka maxaa lagu jilciyaa Su’aasha: Asc waxaan mararka qaar isku arkaa salka timaha madaxa inay i cun cunaan hadey igu bataan marka majirtaa daawo timaha lagu jilciyo oo wiilasha marsan karaan. Jawaabta: Daawooyinka timaha jilciya markaad iska joojiso tinta way sii adkaanaysaa, waxaa fiican saliidda qumbaha iyo saliid seytuunka iyo saliid […]
Gabadha Timaha malaga xiiri karaa?

Su’aasha: ASC WAADKU MAHADSANTIHIIN TIXGALINTIINA ALLAH MACAK GABADH NINKII KA DHINTAY SHIL OO AROOS AHAYD NERVE XANUUN LEH OO MADAXU XANUUNAYO TIMAHA MA LAGA XIIRI KARAA MAR HADAY ASAYDIINA QAADAYSO DIINTU MAXAY KA QABTAA ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Caadi ahaan gabar qaangaartay madaxa lagama xiiri karo, maxaayeelay waa arin raga ku gaar ah xiiridda madaxa, marka […]
Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah Su’aasha: Asalaamu Caleykum. Shiikha waan u mahad celinaya wana bogadinaya shaqadan fiican ee uu hayo. Su’aasheyda hadaan u guda galo dhakhtar waxaa igu sii badaneysa ciro timaha madaxa iyado da’adeydu ay tahay 20jir. markaa maxad warbixin iga siin lahayd ciladan maxaase igula […]
Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno

Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno Su’aasha: Waxan qabaa suaal o ah gabadha shaarbaha usoo baxayo ma xiriiri kartaa wax dhib ma ledahay tinta sharbaha jiro maa la dhihi karaa maxaa u keeno gabadha timaha jirkeda inay soo bataan dhabarka iyo cajiraha caloosha si xoog leh bay timaha uga soo baxaan xaad ma […]
