Burger waa cunto maraykan ah oo adduunka oo dhan ku faaftay.
Burger -ka wuxuu ka samaysan yahay rooti oo la dhex galiyay hilib ama digaag kaddib katshab iyo miyoones ayaa lagu daray iyo farmaajo iyo ansalaato waxaa lagu cunaa baradho saliid lagu dubay waxaan lagu cabbaa cabbitaan macaan ah sida Bebsi iyo Coca cola ama Fanta.
Burger wuxuu ka mid yahay cuntada balwadda ah oo qofka qabata, qofkii barto iskama reebi karo sidoo kale waxay ka mid tahay cunnada jirka naaxisa, qofka cunaya si dhaqsi ayuu ku cayilaa.

Culimo badan waxay sheegeen inay saamayn weyn ku yeelanayso maskaxda dhalinyarada, sidoo kale caloosha ay weynayso cuntadan.
Waxay leedahay dufin badan oo jirka dhib weyn u keenayso oo keeni karta jirrooyin halis ah oo la xiriira wadnaha marka qofka iska badiyo.
Cayilka dhalinyarada ku badan dalalka reer galbeedka waxaa loo tiiriyaa cuntadan.
Waxaa loo aaneeyaa cudurka sokorta inay keento taasna waxaa lagu ogaaday baaritaan badan.

Xiriirka ka dhexeeya dareenka iyo cuntada
Burger is an American food that has spread all over the world.
The burger is made of bread with meat or chicken inside, then ketchup and mayonnaise are added, cheese and salad are eaten with fried potatoes and sweet drinks such as Pepsi and Coca cola or Fanta.
Burger is one of the addictive foods that a person gets addicted to, a person who learns it cannot stop himself, and it is also one of the foods that make the body fat, the person who eats it quickly gains weight.
Many scholars have said that it has a great effect on the brain of young people, as well as the stomach that this food makes them grow.
It has a lot of fat that causes great harm to the body and can cause serious heart-related diseases when a person overeats.
The obesity that is common in young people in Western countries is attributed to this food.
It is attributed to diabetes, and this has been found in many studies.
