Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo

Geedka ninka maxaa damiya marka xaaska loo tagayo Su’aasha: Walalayal marka aan xaaskayga u galmon rabo guska ayaa iga damo maba ii kacaayo marka aan kaligayga ahayna wuu kacaa taas ma cudur baa maxaa daawo u ah fadlan iisoo shega. Jawaabta: Ninka hadduu isku arko marka xaaskiisa uu u tagyo inuu bahalkiisa damayo taas waxay […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay Su’aasha: gabar ayan ahay 17 sano ayan jiraa waxan ahay gabar suni u gudan marka dareenkayga wu badan yahy siba habenki markan hurdi rabo waxan is arkaa anoo gacnta kula jira alabtay hose si xun ayan ugu daliga gacanta waxan ka darema jira jiriirico daran qoyan badan aya iga yimada […]

Categories
Caafimaadka Health

Cunada jirka u dhista yar iyo weynba

Cunada jirka lagu dhiso Marka laga hadlo cuntada caafimaadka leh waa inaan ka jawaabnaa marka hore su’aasha ah waa maxay cuntada caafimaadka leh maxaa lagu gartaa cuntada nafaqada leh? Waxaa laga wadaa cuntada caafimaadka leh cuntada isku dheellitiran oo leh vitamiino  kala duwan, oo nadiif ah oo aan wax kiimilkalku jirin. Cuntada caafimaadka leh way […]

Categories
Caafimaadka Health Fatwada Talooyinka Consultation

Xaaska galmada foorarka maxay u diiddaa

Xaaska galmada foorarka maxay u diiddaa Su’aasha: asxabey waxan rabaa inan idin weydiyo su’aal oon dad toos loo weydin karin taso ah xaaskayga aad bay u diidaa galmada ama wasmada foorarka, taasoo aan ka wado isticmalka siilka ama cambarka, waxay igu dhahaysaa marka aan dhaho waa xalaal qabkan dumarka dhiloyinka ayaa sameeyo aniga ma ihi […]

Categories
Caafimaadka Health

Waa maxay sigis baag dumarka maka helaan

Su’aasha: Marka hore bahda Daruur wad mahadsan tihin su’ashaydu waa maxay sigis baag, waxan maqlay hablaha raga sigis baag leh aad  bay uga helaan ma runbaa raga sigis baaga leh miyay ka caafimaad fiican yihiin raga caloosha leh? Jawaabta: Ereyga siga baag asalkiisa waa erey english ah   : six-pack ayuu ka ymid ereyga Pack       waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha

Waxtarka madaxa iyo carrabka xoolaha Dad badan soomaali ah waxaa laga yaabaa inaysan cunin madaxa xoolaha ama wadnaha ama xiniinyaha ama caloosha ama carrabka ama maskaxda. Laakin waxyaalahan aan soo sheegnay waxay leeyihiin faa’idooyin badan aan lasoo koobikarin. Waxaa la sheegay carrabka iyo xiniinyahay inay raga aad ugu roon yihiin. Waxay badiyaan biyaha manida, ninka […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin

Dumarka jecel galmada gadaal ma jiran yihiin Su’aasha: scw galmada gadaal ayaan su’aal ka qabaa waxan ahay nin ku nool wadamada yurub mid ka mid ah, waxan guursaday gabar garoob ah oo kasoo tahriibtay dalka sacudiga waxay ku noolaan jirtay magalada jida dalka sacugiga, markaan is guursanay oon dhor bilood is qabnay waxay ii sheegtay […]