Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo

Maxa keena indhaha barara marka hurdada laga soo toosoo Su’aasha: Maxaa keena bararka indhaha xilliga hurdada laga so kaco gar ahaan subaxdii . Dadka ma u kala duwan yihiin xilliyada indhaha barara Sida qofka haddii u hurdo Dheer uu hurdo maxay ugu sobararaya Marka uu so tooso Sido kale haddii u qofka dhafra habeenkii markuu […]
Aragtida indhaha igu yar maxaa u roon iga caawiya

Su’aasha: Waxa Rabaa in lay sheego wax igacaawiya aragtida indhaha waxsooceliya Jawaabta: Aragtida indhaha waa in la baaraa markaas ayaa la ogaan karaa sababka keenay aragti la’aanta, teeda kale dhibka ku haysta ma aadan sheegin sida uu yahay aragtida gaaban miyaa ama aragtida fog ama caweer ama madow oo saab ah indhaha kaa saaran si […]
Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache

Maxaa keena madax xanuunka joogtada ah headache Su’aasha: Waan idiin salaamey dhamman inta qoraalkeyga akhrin doonto gaar ahaan dadka utaagan iney nooga jawaaban suaal walbo aan qabno waxaan qabaa suaal ah maxaa keena madax xanuunka tirada badan maxaa lagu daaweeya Insha Allah waxaan sugaaba waa jawaab waadix ah. Jawaabta: Madax xanuunka sababo badan ayuu ka […]
Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine

Madax xanuunka halka dhinac ama goonjabka sababaha iyo daawada headache medicine Su’aasha: Madaxa oo hal dinac kaa xanuuno markasta maxa keena. Jawaabta: Madaxa oo hal dhinac ka xanuuna af soomaali waxaa lagu dhahaa goonjab ama goonjebshe ingiriiskana waxaa la dhahaa Migraine carabigana الصداع النصفي ama الشقيقة , wuxuu ka dhashaa xanuunkan neerfayaasha iyo dhiigamreenada iyo […]
Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya Su’aasha: Asc Dr sln kadib 1 neerfaha ayaa ixanuuna markasta oo aan imtaxaan iyo hawlo adagba galo way ikacaan sido kale 2 wajigaygii oo isbadalay madoow I inoqday wakhtigii hore cadaan inoqday xitaa dharbaano ayaan yeeshay 3 indhaha oo xanuuna casaan inoqda tusaale hadaan wax akhriska badiyo dhiig cas […]
Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno

Finka isha oo biyaha ku jiraan waxa keeno Su’aasha: Asc wll En waxaa rabay inaa ku weydiiyo suaal la xirirta indhaha, en walaal maxa sawaba indhaha o yeeshta kuus ama fin kaaso ay kujiran biyo yar yar midkaas o mararka qaar wata xanuun? Mahadsanid. Jawaabta: Finka isha kasoo baxo sababo badan ayaa keena, dad badanna […]
Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada Isha waxay ka mid tahay xubnaha jirka ugu qaalisan uguna xasaasiyad badan. Dad badan ayaa ka sheegta il xanuunka mararka qaarkooda waxaa la socda madax xanuun. Xanunka isha waa noocyo badan waxaa jira xanuun gudaha isha sidoo kale mid daboolka isha ku eg ama xanuun uu la socodo guduud sida […]
