Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin Su’aasha: gabar ayan ahay oo guur uso dhow waxan ka mid ah gabdhaha sunaha loo guday, dhowr meel ayaan ka akhriyay in bikrada iyo toliinka ay kala duwan yihin oo ay kala xanun badan yihin arintaas maxa ka jira teda kale bikrajabinta imisa haben ayay ka qaadanaysaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena Su’aasha: wan idin salmay aad ayaad ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan salaan kadib waxan qabaa su’aal xasaasi ah waxaan isku arkaa caadada oo aan ii tosnayn mar wayso dib dhacdaa marka way soo hormartaa mararka qaar xanuun daran ayay ii keentaa oo moxoga o dhan xanuun an ka daremayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta Su’aasha: walaalo waxan raba su’al ina inin waydiyo waxn isku arkay kaadi inay i qabanayso xiliga ninkayga aan galmo la samaynayo waxan u malaynayaa inay iga fakanayso marka an musqusha aado ma iga imaanayso manta dhan inaan soo riixo ayaan rabaa , taas waxaan isku arkaa kaliya marka ninka […]

Categories
Caafimaadka Health

Xanjada kacsiga dumarka waa maxay

Xanjada kacsiga dumarka waa maxay Su’aasha: Waxaan maqlay xanjo ayaa jirta oo kacsi daran u kenta gabdhaha aan kacsanin, waxan maqlay xanjadaas waxaa laga helaa farmashiyaha hadaba xanjadaas maxay tahay dumarka cuna dhib miyay u keenaysaa xaga caafimaadka ? ma sax baa inay daawo u tahay dumarka aan dareenka lahayn ama dumarka fircooniga u gudan […]

Categories
Caafimaadka Health

Dareenka badan ma xanuun baa?

Su’aasha: Ascw walal suaal ayan qabaa kacsiga badan ma xanun baa sababa? waxan ahay gabar 24 jir ah ah oo gudan hadana aad u kacsi badan darenkeyga aad ayu u badan yahay sidee ku dhacee qof u gudan firconi inuu kacsi is celin karin hadii aan arko ragga muqal ahan qurxan wan kacsanayaa waxan gaaray […]

Categories
Caafimaadka Health

Gooryaanka waxa keena iyo daawada

Gooryaanka waxa keena iyo daawada Waa maxay gooryaanka ? Cudurka gooryaanka oo loo yaqaano afka carabiga داء الصفر afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa “Ascaris lumbricoides“. Goorayaanka bilowgiisa waa ukumo oo dhaulka kasoo raaca qofka ama cuntada ukumaha ay soo gaaraan. Marka ay kumaha fiiqmaan iyaoo aad u yaryar waxay kasoo dhexbaxaan micdhicirada waxay soo gaarayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada

Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada Jariirisada waxaa lagu yiraahdaa afka carbiga  الدودة الدبوسية   ama  ديدان الأقصورة  ama   الحرقوص afka ingiriiskana  waxaa loo yaqaanaa Pinworm. Bahalkan wuxuu ka mid yahay cudurada ugu caansan dunida wuxuu ku dhacaa inta badan caruurta, waana dhici kartaa inuu ku dhaco dadka waaweyn. Qofka marka uu hurdayo dhedigga […]