Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro

Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro Su’aasha: Wlhi abaalkiina waxaan ku gudo garan maayo jazakumulaahu khyr su.aal hore ayaan idin waydiiyay oo ku saabsan riyada salaada subax ka dib iyo ka hor wanad ii kala cadayseen sida codsigaugu yahay allah aya wax walba ogg oo xaqiiq ah waxa aan […]
Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah

Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: balbalka indhaha maxaa keeno siiba qofka marka uu hurdo kasoo kaco wuxuu dareemaa indhaha oo dhan huraya ilin ka socoto maxaana daawo u ah hurka indhaha. Jawaabta: Waxaa keena balbalka indhaha sababo badan waxaa ugu caansan kuwa soo socda: 1- qalaylka insha: Marka isha aysan keenaynin […]
Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka

Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka Su’aasha: wll jazaakalaahu kheyr walal ilaahey hakaa ajir siiyo jawaabta wanaagsan aad isiisey arintaasi an kushegey ayado jirtey ayaa hadana meel ka shaqeynaayey shaqadeda ifiicned mudo 5 sano ilaa hada wan kashaqeyaa waana malcamad quraan oo weyn oo dad badan kashaqeyo aniga waxan aha qof shaqadisa daacad uah wax […]
Noocyada sixirka caalamka ka jira Types of magic in the world

Noocyada sixirka caaalamka ka jira Types of magic in the world nooc kaste qaab ayaa loo adeegsadaa dadka saxarada oo sixirka sameeya qaabab badan ayay u sameeyaan tafaafulka, dadka kitaabgablowga wuxuu adeegsadaa jinka iyo shayaadiinta siduu dadka u sixiro Magic is a general term used to describe an activity that changes the state […]
Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada

Xanuunka indhaha sababaha iyo daawada Isha waxay ka mid tahay xubnaha jirka ugu qaalisan uguna xasaasiyad badan. Dad badan ayaa ka sheegta il xanuunka mararka qaarkooda waxaa la socda madax xanuun. Xanunka isha waa noocyo badan waxaa jira xanuun gudaha isha sidoo kale mid daboolka isha ku eg ama xanuun uu la socodo guduud sida […]
Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican Waxaa laga yaabaa qofka in la sixro ama la illeysto waxa ugu fiican qofka isku daaweyn karo waa Quraanka kariimka iyo sunnada nabiga qofka wuxuu akhrisanaa suuradahan soo socda iyo ducooyinkan: سورة البقرة سورة الفلق سورة الناس سورة الفاتحة Ducooyinka waa kuwan: أَعوذ بالله السمِيعِ العليمِ من الشّيطان […]
