Beerka raga awoodda uu siiyo iyo sida loo cuno Su’aasha: scw waxan raba inan ogaado beerka waxa uu raga u taro xaga awooda galmada waxan maqlay geedka ninya bu adkeeyaa kacsigana wuu xojiya maxaa ka jiro subax kaste inaan cuno miyaa beerka mise dhib ayuu keenaya hadi layska badiyo waxan idinka rabaa inaad iso faahfaahisan […]
