Categories
Fatwada

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa

Salaadda adoo safar ku jira kaa tagto sidee loo qaleeyaa Su’aasha: Wll hadii anigoo safar ah oo gaadhi saaran salaadda wakhtigeedii lagaadho gaadhiguna uu istaagi waayo ama uu marayo meel aan ku habboonayn inuu joogsado salaaddiina sidaa igu dhaafto markaan meeshii aan usocday gaadho hadaan dib kasoo qalleeyo wax dhib ah miyaa kujira. Jawaabta: Sidaas […]

Categories
Fatwada

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay Su’aasha: Sxb su aal baan ku weydinaya qofkii daawada muuqaalo qaawan hadana ku siigesta zinada miyay ula mid tahay mahadsanid Jawaabta: Daawashada muuqalada qaawan waa dambi foolxun sidoo kale qofka inuu muuqaladaas ku siigaysto waa kasii xun tahay, laakin zinada qofka toos u […]

Categories
Fatwada

Khadar nabi miyaa mise waa wali saalix ah

Khadar nabi miyaa mise waa wali saalix ah Su’aasha: Wll, “khadir” ma Nabi ayuu ahaa mise wali ilaahay oo saalix ah ? Jawaabta: Walaal culimada muslimiinta way isku khilaafeen khadir (Nabi Khadar) inuu yahay nabi iyo in kale, waxaa badan culimada qaba inuu Khadir nabi yahay waxayna ka qaateen oraahda Alle markuu ka hadlayay nabi […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabey Muwduuc ku sabsan Geerida OO Qoraal Ah Ayado Iyo Axaadith Tooda Watan Adban baan ujeclaan lahaa Inaad Mowduucas oo fahfahsan Iso Qortid Waiga Codsi Walaltinimo Shukran Ilahay SWT haku xifdiyo🙏🏽 Jawaabta: Walaal geerida ama dhimashada waa xaq, noole kaste wuu dhadhaminayaa, […]

Categories
Fatwada

Gabar ii shaqeynaysay 7 doolar igu leh dhar aan u iibiyay ma u qaadan kartaa

Su’aasha: Asc walaha daruuro ciideanagsan walla bal su aashaan iga jaahilbixiya gabaryar oo shaqaala ah ayaa naag gabdhaha kiraysa iga kiraysay 12$ ayay iga qaadatay markay ii kenaysay iyadoo dharwadan bay ii keentay markaan dhar badan ugaday 2bil iyo habeno ilajoogtay ayya naag kale lacag kaga qaadatay waxayna igi tiri soo dir ehelkeedaa soobbarayaaye 2 […]

Categories
Fatwada

Qofka markuu quraanka maqlo ooya mala mid yahay qof cabsida Alle la ooyay

Su’aasha: Asc Daruur, waxa jira xadiis rasuulka(scw) lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay in aaanu Naarta galayn nin/qof cabsida ilaahay darteed u ooyay/ilmeeyay, hadaba su aashaydu waxay tahay qofku hadii uu la ooyo Shawq iyo kalgacayl uu ilaahay u qabo ama marka uu qur,aanka akhriyo Amaba uu aaayaadka ilaahay ee kownka uu u fiirsado uu […]

Categories
Fatwada

Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Su’aasha: Kudhawad 1sano waxaa igu badan soonka nadarka ee siigada xalay Ayan oogu dambaysay 10 bari soon hadan mardambe siigaysto Aya iguso dhacaysay marka Hadi wixi aan kuhadlay iyo wixi kalaba aan balanta illahay UGA baxo kwrn madaama anan awoodin inan soomo xita anan kala xasuusan. Jawaata: Waxaan filayaa su’aashan tobanaan jeer ayaan ka jawaabay […]