Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo

Daawashada filimada gaalada xunxun sida dhaqsiyaha badan loo joojiyo Wiil labaatan jir ah wuxuu aad u daawan jiray filimada anshaxa xun. Filimada gaalada ay dhigaan. Wuxuu mar walba ka daawan jiray moobeelkiisa. Maalin asoo qolkiisa ku jiro oo filin xun daawanaya ayaa loogu soo galay. Qofka ugu soo galay waa adeerkiisa. Wiilkii intuu naxay ayuu […]
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad) Mawduuceenii hore waxaynu si guud u tilmaannay Dhibaatooyinka ay keenaan daawashada aflaamta galmadu sidoo kale waxaynu si gaar ah u tilmaannay saamaynta taban iyo waxyeellada ay aflaamtani gaadhsiiyaan qalbiga iyo ruuxda, sidoo kale inay keenaan welwel iyo murug aan dhammaanin oo si joogto ah usoo wajaha qofka […]
Qofka zineysta iyo qofka aan waligiis zineysan balse filimaanta qaawan ku raaxeysta maxaa farqi u dhexeeyaa?

Qofka zineysta iyo qofka aan waligiis zineysan balse filimaanta qaawan ku raaxeysta maxaa farqi u dhexeeyaa? Su’aasha: Sxb wanku salamay een qofka zineysta ee naagaha si xaaraan ah ugu galmooda iyo kan aan waligiis zino ku dhicin hase yeeshe u bartay daawashada filimada qaawan iyo siigada maxaa farqi u dhexeeya ma la dhihi karaa waa […]
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad) Qoraalkani maaha midkii ugu horreeyay ee lagaga hadlo mawduucan balse waxaa jira qoraallo kale oo laga sameeyay kuna jira webkeenan daruur.com, ujeedada qoraalkayganina waa inaan sii xoojiyo maadaama mawduucani uu leeyahay ahmiyad wayn wakhtigan aynu kujirno oo dhallinyaro badani ku fitnoobeen aflaamta noocan ah. Akhristoow bal ila […]
Daawashada filimada gaalada dambi miyaa

Daawashada filimada gaalada dambi miyaa Su’aasha: Asc bahda daruur een waxaan qabaa su’aal ah haddii adigoo muslim ah ma ku dhaqmi kartaa gaal xikmaddiisa iyo hadaladiisa teeda kle filimada gaalada ay soo jisho sida Hindiga iyo wixii lamid ahba ma daawan karaa qofka muslimka ahi Jawaabta: Hadalkii fiican oon diinta khilaafsanayn waa la qaadan karaa […]
Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay Su’aasha: Sxb su aal baan ku weydinaya qofkii daawada muuqaalo qaawan hadana ku siigesta zinada miyay ula mid tahay mahadsanid Jawaabta: Daawashada muuqalada qaawan waa dambi foolxun sidoo kale qofka inuu muuqaladaas ku siigaysto waa kasii xun tahay, laakin zinada qofka toos u […]
Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay

Saaka Ayan film xun daawaday markaan hurday biyahaa iga baxay Su’aasha: Asc Saaka Ayan film xun dawaday anigo radisanay sida gabar loo bikro jabiyo lakin marki aan dareemay inay biyaha IGA so dawadeen Ayan joojiyay kadib musqusha Ayan galay wan istijooday Wana seexday vedioyadi iyo cawrada dumarka isawirmen kadibna wan biyo baxay laba jeer Marka […]
