Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay

Aayadaha iyo axaadiista oo geerida toos u caddeeyay Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Waxan Rabey Muwduuc ku sabsan Geerida OO Qoraal Ah Ayado Iyo Axaadith Tooda Watan Adban baan ujeclaan lahaa Inaad Mowduucas oo fahfahsan Iso Qortid Waiga Codsi Walaltinimo Shukran Ilahay SWT haku xifdiyo🙏🏽 Jawaabta: Walaal geerida ama dhimashada waa xaq, noole kaste wuu dhadhaminayaa, […]

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Su’aasha: Sideen ku noqon karaa quf ka guuleysta noloshan Asbaabaha iisheega waxaa tihiin sxbka aan wax walbo weydiiyo. Jawaabta: Nolosha adduunyada saafi ma aha dhib iyo dheefba way wadataa, laakin qofka raba inuu nolosha ka guulaysto waa qofka Ilaahay ka baqa oo ku dadaala wixii naftiisa iyo ehelkiisa wax u taraya, qofka aan waqti iska […]

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray Waqtiga wuxuu ka qaalisan yahay dahabka iyo dhaymanka, waqtiga waa nolosha, qofkii waqtigiisa iska lumiyo cimrigiisa ayuu ku khasaariyay. Qofka fiirfiirya quraanka kariimka wuxuu ogaanaa inuu waqtiga aad ugu dadaalay, afar suuradood oo ka mid ah suuradaha quraanka kariimka waxaa loo bixiyay magacyada waqtiyada qaar, waa […]

Hooyo oo gabadheeda laga qaatay oo loo geeyay nin adeer u ah

Hooyo oo gabadheeda laga qaatay oo loo geeyay nin adeer u ah

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo Qof hooyo eh aya gabadheda laga qaatay aabaheed ayaa ka waday wuxuna ugeey adeerkeed gabadha hoyaded io aabaheed wey is dagaaleen aabahane wuxuu dhahay iima imaa kartid gabadha hooyaded wa lugu diray sifican ulama hadasho gabadha 14jir waye Hòoyadaas marwalbo waxey ku riyoota gabadheda oo dhib ku jirto marwalbo […]

Sidee ciriiriga Looga bixi karaa

Sidee ciriiriga Looga bixi karaa

Su’aasha: Badana wax yabaha an raba ina hormar ku sameyo ima surta galan wey iga so xirmaan wax walbo culeys aya iga saran side ugu bixi kara ciriieigaas. Jawaabta: Adduunka wuxuu u baahan yahay sabar, wax markaad rabto horay lagama helo, mana aha qofka inuu quusto, qofka markuu sabro natiijada marka ugu dambeysa wuu gaarayaa, […]

Sida looga baxo nolosha ciriiriga ah

Sida looga baxo nolosha ciriiriga ah

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya sidee looga bixi kara Noolasha cariiriga. Jawaabta: Nolosha ciriiriga waxay noqon kartaa mid macne ah iyo mid la taaban karo. Nolosha la taaban karo waa qofka inuu waayo wax uu ku noolaado lacag la’aan iyo rafaad adduun. Midda macnaha ahna waa qofka inuu qalbi ahaan ciriiri u dareemo asoo […]

Faragalinta afaaraha lamaanaha

Faragalinta afaaraha lamaanaha

Faragalinta afaaraha lamaanaha Bulshada maxay usoo faragalinayaan nolosha lamaanaha taas waxaa keenta dhaqanxumida iyo jahliga Guurka waa naxariis Ilaahay na siiyay wuxuuna ugu talagalay taranka inuu sii jiro wuxuuna u sameeyay waddo xalaal ah oo ah guurka ubadka waa nimco weyn oo uu qofka dareemyo marka uu fikiro ubadakana waxaa bixiya Alle cidduu doono ayuu […]